"Maalmo ka naso kubadda cagta" – Shakira oo talo muhiim ah siisay seygeeda Gerard Pique (Maxaa ku kalifay)

0
Wednesday February 28, 2018 - 07:33:15 in Wararka by
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Maalmo ka naso kubadda cagta" – Shakira oo talo muhiim ah siisay seygeeda Gerard Pique (Maxaa ku kalifay)

    Shakira oo ah xaaska uu qaboGerard Pique ayaa u sheegtay inuu maalmo ka nasto kubadda cagta kadib dhaawacyo hareeyay laacibka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shakira oo ah xaaska uu qaboGerard Pique ayaa u sheegtay inuu maalmo ka nasto kubadda cagta kadib dhaawacyo hareeyay laacibka.



 

Pique ayaa la dhibtooday bishaan dhawr dhaawac, waxaana ugu danbeeysay kulankii Girona oo daqiiqadii 65-aad dhaawac looga saaray.

Shabakada Diario Gol ee dalka Spain ayaa baahisay in Shakira ay ka codsatay seygeedaGerard Pique inuu maalmo ka nasto kubadda cagta si uu uga soo kabsado dhaawacyada hareeyay bilihii u danbeeyay.

Shakira ayaa dareensan inGerard Pique uu dhaawac ku ciyaarayay tan iyo dhaawicii ka soo gaaray kulankii Espanyol ee bilowgii bishaan.

Waxayna doonaysaa in Pique uu nasto intii maalmo ah si uu uga soo kabsado dhaawiciisa dhanka jilibka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip