TACSI LOO DIRAYO QOSKA MARXUUM WARIYE AXMED XASAN COLAAD

0
Sunday February 25, 2018 - 19:00:25 in Wararka by
  • Visits: 1561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI LOO DIRAYO QOSKA MARXUUM WARIYE AXMED XASAN COLAAD

    Suxuufiyiinyt iyo qaar ka mid ah Axsaabta bahada saxaafadda oo tacsi u dirayaan ehehlka iyo qosyka Marxuum Wariiye Axmed Xasan Collad ayaa kala ah sida tan:- Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan {Muse Kim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suxuufiyiinyt iyo qaar ka mid ah Axsaabta bahada saxaafadda oo tacsi u dirayaan ehehlka iyo qosyka Marxuum Wariiye Axmed Xasan Collad ayaa kala ah sida tan:- Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan {Muse Kimiko} Xuseen Cabdi Caloosw, Qaasin Cabduulel {Q.Neero,},Maxamuud Axmed Xasan {Xurshe}, Maxamed Ibaraahin Isaaq {Bakistaan, Maxamed Ibaraahin Nuur {Macallimuu,}, Maahir Jaamac, Faarax Cumar Nuur, Maxamed Shiil Xasan {Shiil} Abuukar Albadri, Falastiin Axmed Iimaan , Jabriil Maxamuud Nuur,{Jbar} Naasir Cali Cumar, {Al-imra},
 C/Fitaax Maxamuud Salaad {Diyeeshe}  Xasan Cali Geeseey, AbuukarMuxuddiin  Isloow  {Xashara},C/Qaadir Maxamed Calsoow {Calas},C/laahi Maxamed Salaad {Dalle}, Madiino Axmed Jimcaale, Cismaan Xuseen Axmed Waryeel, C/laahi Maxamed Xasan {Black},  Farxiyo Cali Qaajo,Leylo, Cadceed Cismaan, Malyuun Sh. Xeydar, Nuurto Cali Cumar, Shariif Macallin Maxamed ,Cadi Aadan Guuleed, Axmed Maxamuud Dhicisoow {dhicisoow}  Maxamed Cali Maxamuud {Madka},  C/hi Maxamed Cumar {Mucjis}, Salaad Iidoow Xasan {Xiise}, Xasan Maxamuud Axmed {Fanax}  Cismaaciil Cumar Madoobe  {Caaqil Yare},Maxamuud Yuusuf , Amiin Yuusuf Qasaaro, Burhaan Diini Faarax, C/laahi Maxamed Suldaan, Liibaan Cabdi Cali, Maxamede Ibaarhin Dalnuurshe, Jimcaale Maxamuud Nuureey {Jimcaale} Nasro Cali Cumar, Nuur Maxamed Nuur {N.Qamadi}, Cali Muxumud Aadan Cali madoobe, Maxamed Cali Nuur Socdaal, Cali Baabuur, C/laahi CalaS Jimcaale , C/laahi Qadar iyo dhammaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed 
waxay igoo ka tiiraanyeysan geeridii naxdinta laheyd ee ku tumid 


wariiye Axmed Xasan Colaad 
Jimicihii hore ku geeriyooday magaalada muqdisho  waxaay Taci Tiiraanyo lehuu dirayan qoyskii qarbaada uu ka tegay waxayna alle ugu bar-yayaan inuu marxuumka naxariistii janno ugu bishaareeyo dhammaana qoyska iyo qaraabada uu ka tegayan samir iyo iiman saadaq ah ka siiyo 
Aamiin Aamiin Aamiin
INNAA LILLAAHI WA INAY ILAAHI RAAJICUUN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip