DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 16-aad Ee UEFA Europa League Oo La Sameeyay.

0
Friday February 23, 2018 - 23:15:38 in Wararka by
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 16-aad Ee UEFA Europa League Oo La Sameeyay.

    Waxaa maanta la sameeyay isku Aadka tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaaradda Yurub kooxaha UEFA Europa League,iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh, balse hal kulan ayaa isha lagu wada heyn doonaa waana kan dhexmari doona labada kooxood ee Ar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta la sameeyay isku Aadka tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaaradda Yurub kooxaha UEFA Europa League,iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso leh, balse hal kulan ayaa isha lagu wada heyn doonaa waana kan dhexmari doona labada kooxood ee Arsenal iyo Ac Milan.

Isku aadka ayaa waxaa sidoo kale isku beegmay kooxaha Borrusia Dortmund oo la ciyaareysa Salzburg, sidoo kale Atletico Madrid ayaa la ciyaareysa vs Lokomotiv Moscow, waana kulan kale oo xiisahiisa leh, halka Lazio ay iyaduna la ciyaarayso kooxda Dynamo Kiev.

Hadaba kooxaha ayaa sidan isugu beegay oo ay u ciyaari doonaan:

Lazio vs Dynamo Kiev

RB Leipzig vs Zenit

Atletico Madrid vs Lokomotiv Moscow

CSKA Moscow vs Lyon

Marseille vs Athletic Bilbao

Sporting vs Viktoria Plzen

Borussia Dortmund vs Salzburg

AC Milan vs Arsenal




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip