Mauro Icardi oo ay maalin gaar ah u tahay maanta

0
Monday February 19, 2018 - 23:29:45 in Wararka by
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mauro Icardi oo ay maalin gaar ah u tahay maanta

    Maanta waxa ay maalin gaar ah u tahay laacibka kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi, iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii uu dunida ku soo biiray.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waxa ay maalin gaar ah u tahay laacibka kooxda Inter Milan ee Mauro Icardi, iyadoo maanta ay ku beegan tahay maalintii uu dunida ku soo biiray.

Weeraryahankan Icardi ayaa dhashay maanta oo kale 19-ka bishii Febraayo ee sanadkii 1993-kii, isagoo maanta 25-sano jirsaday.

Mauro Icardi waxa uu ku dhashay magaalada Rosario ee dalka Argentina, waxaana uu weerarka uga dheelaa naadiga Inter Milan ee dalka Talyaaniga.

Tan iyo xilli ciyaareedkii 2013/14 waxa uu Icardi gacan ka geystay 110 gool 147 kulan oo uu u saftay kooxda Inter Milan, waxaana uu dhaliyey 89 gool tan iyo markaas horyaalka isagoo caawiyey 21 gool oo kale.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip