SAWIRRO:-Muqdisho oo lagu soo bandhigay Maandooriye iyo ragii ka ganacsanayay

0
Sunday February 18, 2018 - 18:23:48 in Wararka by
  • Visits: 329
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO:-Muqdisho oo lagu soo bandhigay Maandooriye iyo ragii ka ganacsanayay

    Howlgal ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay ku soo bandhigeen rag ay ku soo qabteen howgalkaas kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay ka ganacsanayeen waxyaabaha Maanka dooriya. Saraakiisha ciidamda Booliska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal ciidamada Booliska Soomaaliya ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay ku soo bandhigeen rag ay ku soo qabteen howgalkaas kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay ka ganacsanayeen waxyaabaha Maanka dooriya. Saraakiisha ciidamda Booliska ayaa warbaahinta u soo bandhigay shaqsiyaad ay ku eedeeyeen in ay ku howlanaayeen falal kala duwan iyo wax yaabaha maanka dooriya oo ragaas ay ka ganacsanayeen.

Ciidamada Booliska ayaa sidoo kale waxay soo bandhigeen agabyadii lagu karinayay wax yaabaha maanka dooriya.

Ciidamada Booliska ayaa howgalkaan waxay ka sameeyaan degmada Kaaraan ee Gobolkaan Banaadir waxaana Ciidamada amaanka iyo dadka degaanka ay uga mahad celiyeen sida ugu qeyb qaateen howlgalkaaasi lagu soo qab qabtay ragaan ku howlanaa falal amniga ka soo horjeeda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip