Chelsea Oo Conte Ku Bedeleysa Tababare Laga Ceyriyay EPL-ka Xili Ciyaaareedkan
Tababaraha kooxda Watford Marco Silva ayaa laga fakirayaa in lagu aamino shaqada kooxda ka dhisan Galbeedka London ee Chelsea.
Tababaraha Blues Antonio Conte ayaa ka quustay loolanka horyaalka kadib markii uu silama filaan ah ku qaaday xilli ciyaareedkiisii ugu horeeyay England.
Conte ayaa la saaray cadaadis xoogan ka dib markii laba guuldarro oo xiriir ah ay kasoo gaartay kooxaha Bournemouth iyo Watford.
Blues ayaa sidoo kale lala xiriirinayaa tababare Luis Enrique iyo macalinka Napoli Maurizio Sarri.
Chelsea Oo Conte Ku Bedeleysa Tababare Laga Ceyriyay EPL-ka Xili Ciyaaareedkan
Tababaraha kooxda Watford Marco Silva ayaa laga fakirayaa in lagu aamino shaqada kooxda ka dhisan Galbeedka London ee Chelsea. Tababaraha Blues Antonio Conte ayaa ka quustay loolanka horyaalka kadib markii uu silama filaan ah ku qaaday xilli ciyaa