Xiddigii Hore Ee Celtic Iyo Manchester United Liam Miller Oo Geeriyooday Isagoo 36 Sanno Jir Ah

0
Saturday February 10, 2018 - 09:26:21 in Wararka by
  • Visits: 564
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xiddigii Hore Ee Celtic Iyo Manchester United Liam Miller Oo Geeriyooday Isagoo 36 Sanno Jir Ah

    Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Celtic iyo Manchester United Liam Miller ayaa geeriyooday isagoo 36 sanno jir ah. Miller oo 21 kulan u saftay xulka qarankiisa Republic of Ireland intii u dhaxeysay 2004 iyo 2009 ayaa la tacaalayay cudurka ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Celtic iyo Manchester United Liam Miller ayaa geeriyooday isagoo 36 sanno jir ah. Miller oo 21 kulan u saftay xulka qarankiisa Republic of Ireland intii u dhaxeysay 2004 iyo 2009 ayaa la tacaalayay cudurka kansarka.



 


Miller waxa uu waayihiisa ciyaareed ka bilaabay kooxda Celtic sannadii 2000 ka hor inta uusan u wareegin Old Trafford afar sannadood ka dib isagoo sidoo kale u dheelay kooxaha Leeds, Sunderland, QPR iyo Hibernian.

Celtic ayaa baahisay geerirada xiddigooda hore iyagoo sheegay in maamulka, ciyaartoyda iyo taageerayaasha kooxda ay si weyn uga xun yihiin geerirada Liam Miller oo ay xanuunka la qeybsanayaan qoyskiisa iyo asxaabtiisa.

Liam Miller ayaa waayihiisa ciyaareed ku soo gabagabeeyay dalka Mareykanka sannadii 2016, isagoo sidoo kale u soo ciyaaray seddex kooxood oo Australia ka dhisan iyo kooxda magaaladiisa ee Cork City ka hor inta uusan ciyaaraha ka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip