Messi oo magac u bixiyey Wiilkiisa saddexaad ee aan weli dunida ku soo biirin

0
Thursday February 08, 2018 - 10:33:16 in Wararka by
  • Visits: 567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Messi oo magac u bixiyey Wiilkiisa saddexaad ee aan weli dunida ku soo biirin

    Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa magac u bixiyey wiilkiisa saddexaad ee uu dhawaan filanayo inuu Aabbe u noqdo, kaasoo weli aan dunida ku soo biirin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa magac u bixiyey wiilkiisa saddexaad ee uu dhawaan filanayo inuu Aabbe u noqdo, kaasoo weli aan dunida ku soo biirin.

Xaaska Leo Messi ee Antonella Roccuzzo ayaa ku jirta bilihii ugu danbeeyay ee sidkeeda, waxaana la wariyey inay cunuga caloosha ay ku sido uu yahay Wiilka, laakiin laacibka reer Argentina ayaa durba magac u bixiyey wiilka ay dhawaan filanayaan.

Antonella Roccuzzo ayaa horay ugu dhashay Messi labo wiil oo loo kala bixiyay Thiago iyo Mateo, waxayna haatan caloosha ku sidaa wiilkii saddexaad sida la shaaciyey, iyadoo la filayo inuu dunida ku soo biiro dhammaadka bishaan Febraayo ama horraanta bisha Maarso ee ina soo aaddan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip