Lukaku: Adriano ayaa tusaale ii ahaa

0
Wednesday February 07, 2018 - 09:06:24 in Wararka by
  • Visits: 569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Lukaku: Adriano ayaa tusaale ii ahaa

    Weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku ayaa sheegay in uu kubadda cagta dhiirigalin uga qaatay Adriano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka Manchester United Romelu Lukaku ayaa sheegay in uu kubadda cagta dhiirigalin uga qaatay Adriano.




 


35 jirka caanka ku ahaa bandhigyadiisii Inter Milan, sidoo kale waxa uu dhaliyey 27 gool 48 kulan oo uu xulkiisa matalay.

Marka laga yimaado in waayihiisa xilligii dambe xumaaday, hadana Lukaku waxa uu sheegay in daawashadiisa ay hormuud u ahayd in uu noqdo xirfadle.

"Xiriir wanaagsan ayaan la leeyahay dadka Brazil,” ayuu u sheegay ESPN Brazil. "Dhabtii waan jeclahay ciyaaryahanada Brazil. Markii aan yara, Adriano waxa uu ahaa midka aan ku daydo. Maxaa yeelay markii aan yaraa, waxaan lahaa tayadiisa oo kale.

"Xoog badan, darbada biddix kala mid. Waxaan rajeynayaa in uu markale ciyaaro maxaa yeelay waxa uu ahaa ciyaaryahan wanaagsan.”

Adriano ciyaar joogta ah ma dheelin tan iyo markii uu ka tagay Flamengo 2010kii.

GoolFM.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip