Fanaanada Rihanna Oo Emirates Kula Dabaal Dagtay Mesut Ozil & Xiddigaha Arsenal

0
Sunday February 04, 2018 - 20:35:32 in Wararka by
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanada Rihanna Oo Emirates Kula Dabaal Dagtay Mesut Ozil & Xiddigaha Arsenal

    Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa mar kale sawir kala soo muuqatay laacibka Mesut Ozil kulankii Arsenal guusha ay gaartay Everton habeenkii xalay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanada caanka ah ee Rihanna ayaa mar kale sawir kala soo muuqatay laacibka Mesut Ozil kulankii Arsenal guusha ay gaartay Everton habeenkii xalay.



Rihanna ayaa daawatay markii labaad kulan Ozil ku raaaxeysanayo kadibfinalkii Koobka Adduunka ee u dhaxeeyay xulalka Jarmalka iyo Argentina, markaaso xulka Grammy oo uu hogaaminayay Ozil ay ku guuleysteen koobka.

Cayaaryahan Ozil waxa uu ahaa mid dhoola cadeynaya sida sawirrada ka muuqday, waxaana sidookale lasoo muuqday fanaanadaRihanna ciyaartooyda kale ee Laurent Koscielny, Sead Kolasinac iyo Shkodran Mustafi.

Xiddigii hore ee Real Madrid Ozil ayaa Twitter-kiisa kusoo qoray inaysan marnaba ku dhicin guuldaro marka ay timaado garoon uu ku ciyaarao fanaanada uu taageero ee Rihanna.

Laakiin niyadjabkii Rihanna ayaa ah in Ozil uu ku guuldareystay inuu shabaqa soo taabto, iyadoo kooxda Waqooyiga London ka dhisan ay xasuuqday kooxda uu hogaamiyo tababare Sam Allardyce.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip