Soomaaliya ayaa ka Qeeb Gali Doonto Tartanka Naafada Ee sanadkan ka Dhaci Doono magalada Sharjah

0
Thursday February 01, 2018 - 09:14:42 in Wararka by
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya ayaa ka Qeeb Gali Doonto Tartanka Naafada Ee sanadkan ka Dhaci Doono magalada Sharjah

    Somaliya ayaa ka Qeeb Gali Doonto Tartanka Naafada Ee sanadkan ka Dhaci Doono magalada Sharjah Ee dalka United Arab Emirates, Mahd Abshir Cumar iyo Abdirisak waxa ay Somaliya U matali doonaan Tartanka naafada ee Sharjah 2018 International Para Athle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliya ayaa ka Qeeb Gali Doonto Tartanka Naafada Ee sanadkan ka Dhaci Doono magalada Sharjah Ee dalka United Arab Emirates, Mahd Abshir Cumar iyo Abdirisak waxa ay Somaliya U matali doonaan Tartanka naafada ee Sharjah 2018 International Para Athletics Waxey ka kala Qeeb Gali doonaan qeybaha ciyaaraha ee kala ah F56 Javelin( Waran tuurka) iyo T46 (Orodka 200m).

Tartankan Waxa uu socon doonaa sedax maalin isagoo bilaaban doono 18 – 20 March 2018.

 

W/Q: mohamed abdi muday




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip