Aubameyang oo bixiyay waraysigii ugu horreeyay isagoo laacib Arsenal ah

0
Thursday February 01, 2018 - 07:25:09 in Wararka by
  • Visits: 576
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aubameyang oo bixiyay waraysigii ugu horreeyay isagoo laacib Arsenal ah

    Arsenal ayaa saxiixeeda cusub ee Pierre-Emerick Aubameyang u gacan galisay Lambarka 14-aad ee kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arsenal ayaa saxiixeeda cusub ee Pierre-Emerick Aubameyang u gacan galisay Lambarka 14-aad ee kooxda.




 


Gunners ayaa dhaliyaha reer Gabon kula soo wareegtay lacagihii ugu badnaa taariikhda kooxda.

Waxayna iminka xaqiijiyeen inuu u xiran doono Lambarka 14-aad oo ka tagay Theo Walcott oo kaga biiray Everton.

Haddaba Auba ayaa bixiyay waraysigiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu mar aan dheerayn noqday laacib ka tirsan safka Gunners ee hoos ka daawo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip