WAA KUMAA DUQA CUSUB EE MUQDISHO Abdirahman Omar Osman.

0
Tuesday January 30, 2018 - 10:00:59 in Wararka by
  • Visits: 1886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA KUMAA DUQA CUSUB EE MUQDISHO Abdirahman Omar Osman.

    Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Benadir ahna Duqa magalaada muqdisho Mudane Abdirahman Omar Osman waa Mas'uul Xilala kalan Duwan kasoo qabtay Dowladda Dhexe ee Dalka, waa Guddoomiyihii ugu Horeey oo xillal ceynkaas qabto haddana loo Magacaabo Duqa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Benadir ahna Duqa magalaada muqdisho Mudane Abdirahman Omar Osman waa Mas'uul Xilala kalan Duwan kasoo qabtay Dowladda Dhexe ee Dalka, waa Guddoomiyihii ugu Horeey oo xillal ceynkaas qabto haddana loo Magacaabo Duqa caasimadda,Eng Yariisow waxuu ka baxay Jaamacadda Umaddda sidoo kale waxuu wax ka bartay jaamacadda University west-minister ee London.

Muddo 10 sano ah ayuu kasoo shaqeey illaa heer Agaasime ka noqday Dowladda Hoose ee London. la taliye xafiska Ra’iisul wasaraha wasiirka lacagta wasirka warfaafinta Agaasimaha Radio bar-kulan lataliyaha Madaxweynaha lataliyaha Pm Afhayeenka Madaxweynaha lataliayah wasaaradda Warfaafinta lataliye dhanka warbaahinta United Nation Somaliya wasiirka Warfaafinta markale.

Ani ahaan waxaa Duqa Cusub isbaranay 10 sano ka hor xillligaas oo uu ka mid ahaa Madaxda Jaaliayadda Soomaaliyed ee UK, Dadaal dheer oo ugu juray sidii dalka loogu soo dabaali lahaa nabad.

Duqa Caasimadda waa Shaqsi aan isla weeyneyn marka uu Bulshada ku dhex jira ama Xafiiska waana mas’uul afgaabaan.

Waxyabaha intii aan is naqiin ka bartay waxaa ka mid ah in aad adigu naftaada Hormarisid oo aadan qof kale sugin iyo in nidaamka Dowladnimda mar walbo aad Gacansiisid

Waxaan oran karaa waa mas’uulka kaliya oo marna isbadalin Xilkasta oo uu qabtaa eng Yariisow.

Mudane Abdirahman Omar Osman ayaa noqonaya Duqii 37 aad ee Caasimadda Somaliya ee Muqdisho.

Waxaan u Rajaynayaa in uu Hormarin Doono Caasimada Muqdisho iyo Gobolka Benadir

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip