Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalada Hobyo

0
Sunday January 21, 2018 - 11:02:13 in Wararka by
  • Visits: 665
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ku Wajahan Magaalada Hobyo

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa Maanta la filayaa in uu booqasho ku tago Magaalada Hobyo. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo xalay ku hoyday Magaalada Cabudwaaq ayaa waxa uu k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo weli ku guda jira socdaalkiisii Gobolka Galgaduud ayaa Maanta la filayaa in uu booqasho ku tago Magaalada Hobyo. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo xalay ku hoyday Magaalada Cabudwaaq ayaa waxa uu kulamo la qaatay masuuliyiinta iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan ee Magaaladaas,waxaana Maanta la filayaa in uu Magaalada Hobyo uu tago.

Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf,Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan,Wasiiro, Xildhibaano Iyo Madax kale.

Wararka aan ka heleyno Magaalo Xeebeedka Hobyo ayaa waxa ay sheegayaan in uu ka socdo diyaar garoow ku Aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Wefdiga Madaxweynaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip