Faah Faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0
Sunday January 21, 2018 - 10:28:45 in Wararka by
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah Faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

    Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooga dhulka lagu aaso waxa uunaka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxaan ayaa la sheegay in uu ahaa miinada nooga dhulka lagu aaso waxa uunaka dhacay Wadada Warshadaha ee Magaalada Muqdisho.

Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Warbaahinta qaar u sheegeen in qaraxaan lala eegtay Gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda xili ay marayeen agagaarka Jaamacadda Gaheyr.

Qaraxa kadib ayaa Ciidamadu waxa ay rideen rasaas farabadan iyada wararka ay sheeayaan in 2 qof ay ku dhimanatay qaraxaasimiino oo aan la ogeyn shacab iyo cidan wax ay yihiin 
iyadoo Xaalada Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa mudo kooban waxaa Hakad galay isu socodka dadka iyo Gaadiidka walow markii dambe ay sicaadi ah ku soo laabatay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip