Ciidamada dowladda oo la wareegay Xarunta Gobolka Banaadir.

0
Sunday January 21, 2018 - 08:12:14 in Wararka by
  • Visits: 408
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada dowladda oo la wareegay Xarunta Gobolka Banaadir.

    Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay Goordhow Guud ahaan Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar (Visha Governo).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamo ka tirsan Dowlada Soomaaliya ayaa la wareegay Goordhow Guud ahaan Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar (Visha Governo).

Mas`uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo KNN la hadlay ayaa xaqiijiyay xarunta Aqalka hoose ay la wareegeen ciidamada Dowlada, waxaana xeran Xafiisyadii iyo howlihii guud ee ka socday cxarunta Gobolka.

Xaruntan ayaa waxaa ilaaliya Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya, kuwaaa oo si sharciyeesan halkaasi kaga howlgalay tan iyo Markii Maamulka Gobolka gacanta ku dhigay Gudoomiye Taabid Cabdi.

Arintan ayaa daba socota Khilaafka udhexeeya Madaxda Dowladda iyo Duqa Muqdiisho taasoo keentay in Duqa Muqisho loo doortay laba Sano oo danbe Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip