Ar ina waleys ma Noolo!!!.

0
Thursday January 18, 2018 - 22:04:58 in Wararka by
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ar ina waleys ma Noolo!!!.

    Xassan, Cali iyo Axmed waxa ay joogeen goobahoodii shaqo aadna weey u daalanaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xassan, Cali iyo Axmed waxa ay joogeen goobahoodii shaqo aadna weey u daalanaayeen.

Xassan ayaa xaaskiisii soo wacday oo Ku tiri: waryaa, faceey maan ka liitaa? Ii soo gad telefon iPhone 8 ah.wuxuu yiri: maalintii 5$ ayaan Ku shaqeeyaa ee 3$ ayaan kuu soo tuuraa ee ku soo gado.



Waxa ay tiri: Nacas, ma telefobka Niiclaha ah ayaad u maleeysay,waa kan ay wadato, xaaska xildhibaanka xaafadeena qaybta VIP-A Degan,wuxuuna joogaa 1000$. Xassan dhulkuu Ku dhacay.

Cali ayaa Ku soo orday,kuna yiri: maxaa Ku helay, intii uu dul taagnaa ayaa Cali isna xaaskiisii soo wacday,kuna tiri: shaqaadaada waxba Laguma dheefo,sida adiga oo kale in dhuxulu i madoobeeyso ma rabo.waxaan aadayaa Beauty Salonka Faaduma iglan si aan isku soo dhaqo,ii soo tuur 500$.Cali…..

Raggaan gurigiina dhibkaas ayaa ka heeyato.Raggan cashuureey bixiyaan ilmahooduna isgool ma dhigtaan,dhakhligooduna kama roono biilkaa, cashuuta laga qaado waxaa dhici karta in ay qaataan kuwa aan cashuur bixin,ilmahooduna ay helaan wax barasho lacag la’aan ah.

Isbitaal lacag la’aan ah ma helaan ,cashuurta laga qaadana waxaa dhici karta in uu qaato mid aan cashuur bixin, haystana Free medical insurance.

Haweenoow,ragga qaar yaan raacdada laga badin, madaxdeey (( hadaadan walaalkaa wiilkiisa wax barin, wiilkaaga ayuu qaxooti joogtaa ka dhigayaa)).

Haleeys wada taakuleeyo,ha leeysku garaabo.muwaadin kastan xaqiisa ha helo.

Soomaaliyeey toosoo,toosoo isku tiirsada.

Qore: yahya Amir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip