Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta Shil khasaaro geystay uu ka dhacay degmada Mahadaay ee Gobolkaasi.
Shilkan ayaa yimid, kadib markii uu rogmaday gaari Xamuul ah, oo waday Qudaar, kaas oo la sheegay in uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho.
Goobjooge la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Shilkaasi uu ku dhintay 1 Qof, kuna dhaawacmeen 2 kale.
xigasho :-http://radioshabelle.com/
Halkan hoose ka dhageyso Codka.
Audio Player
Shil Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe
Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta Shil khasaaro geystay uu ka dhacay degmada Mahadaay ee Gobolkaasi. Shilkan ayaa yimid, kadib markii uu rogmaday gaari Xamuul ah, oo waday Qudaar, kaas oo la sheegay in uu ku soo