Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhow Gaaray Dhuusa Mareeb

0
Wednesday January 17, 2018 - 00:03:44 in Wararka by
  • Visits: 344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Goordhow Gaaray Dhuusa Mareeb

    Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. M

adaxweynaaa Soomaaliya waxaa socdaalkiisa ku wehliya Madaxweynaha Galmudug,wasiiro,xildhibaano iyo mas’uuliyiin kale.

Waxaa ku soo dhaweeyey magaalada Dhuuso mareeb Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Axmed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo ku sugnaa Magaalada Dhuusa Mareeb.Hadal kooban uu jeedyay ayuu waxa uu ugu mahad celiyay dadkii ku soo dhaweyeay Dhuusa Mareeb waxa uuna sheegay in Caawa wixii ka dambeeya uu dadka la hadli doono.

Madaxweynaha ayaa lafilayaa in uu ka qeybgalo shirka lagu dhameystirayo heshiiska Galmudug iyo Ahlusuna.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip