Meydadka Tahriibayaal Afrikan ah laga helay Jasiirada Lanzarote

0
Tuesday January 16, 2018 - 23:44:00 in Wararka by
  • Visits: 319
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Meydadka Tahriibayaal Afrikan ah laga helay Jasiirada Lanzarote

    Ugu yaraan 7 qof oo Tahriibayaal Afrikan ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Jasiirada Lanzarote, Canary xilli ay doonaayeen in ay galaan dalka Spain.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 7 qof oo Tahriibayaal Afrikan ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Jasiirada Lanzarote, Canary xilli ay doonaayeen in ay galaan dalka Spain.

Ciidamada Booliska ayaa sheegay in Shan nin maydkooda laga dhex helay dooni meel xeeb ah.

Waxa ay sidoo kale xuseen in laba nin oo kale oo ay u suuragashay in ay doonidaasi ka baxaan ay dhinteen ka dib markii ay isku dayeen in ay u soo dabaashaan dhanka xeebta Teguise.

Waxa sababay dhimashada shanta qof ee doonida laga dhex helay maydkooda ayaan wali caddayn ,balse booliiska ayaa waxa ay sheegeen in lag yaabo in ay biyaha ku qaraqmeen.

18 ka mid ah muhaajiriintani oo ka badbaaday doonidan ayaa lagu daweynaya Isbitaal ku yaalla Jasiiraddaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip