Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo kusoo wajahan Gaalkacyo

0
Saturday January 13, 2018 - 11:05:50 in Wararka by
  • Visits: 415
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdiga Madaxweyne Farmaajo oo kusoo wajahan Gaalkacyo

    Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Gaalkacyo ay gaaraan Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay degaanka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Maanta lagu waddaa in Magaalada Gaalkacyo ay gaaraan Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed oo maalmihii lasoo dhaafay Booqasho ku maraayay degaanka Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Magaalada Gaalkacyo waxaa kaga bilaaban doonta booqasho uu ku maraayo degmooyin ka tirsan maamulka Galmudug.

Farmaajo iyo Wafdigiisa ayaa hadda ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa lagu waddaa Safar dhanka dhulka ah in uu ku yimaado Magaalada Gaalkacyo, waxaana uu la kulmi doonaa qeybaha kala duwan ee Bulshadda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip