WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA JANNAAYO 2018-KA
Marwo.Xaliimo Yareey, oo ku sugan M Dhuusomareeb ayaa saxaafadda u sheegtay in xubnaha guddiga ay ku shir ayaan M/Muqdisho, islamarkaana lagu wargeliyay inay shirkaasi kasoo qeyb ga laan maaddaama ay Muqdisho ka ma qan yihiin. Sidoo kale Guddoomiyaha guddiga madaxaba nnaan ee doorasho oyinka ayaa sheegtay in codsi uu kaga yimid guddoonka golaha shacabka, ka asi oo ah in la boobsiiyo doorashada afa rta kursi ee ka bannaanaatay golaha shacabka.
"Golaha shacabka ayaa inoo soo jee diyay Ducement oo ah inaan soo buux ino kuraasta bannaa naatay, balse wa xaan dorraad warqad ka helnay maxk amada sare oo ah joojinta iyo kasoo ja waabida warqadooda”.
"Maalinta Axadda ayaan ku shiri doo nnaa Muqdisho, waxaana kasoo jawaa bi doonnaa warqada naloo soo diray ee ah inaan joojinno doorashada kuraasta bannaan, maalinta axada ayaana jawa abta oo buuxdo soo saari doonnaa”. Ay ay tiri Xaliimo Yareey.
MIDOWGA AFRIKA OO KA DALBADAY TRUMP INUU RAALI GALIN KA BIXIYO HADAL GEF AH …
Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada Afrika islamarkaana uu raaligelin hadalkaasi ka bixiyo.
Bayaan si adag loo soo qoray ayuu Midowga Afrika ku muujiyay sida uu uga caraysan yahay hadal lada la sheegay, kuwaas oo sharaf dil ku ah qadarinta Mareykanka uu siin jiray kala midab duwan aanshiyaha.
Wakiilada Midowga Afrika ee ku sugan caasimada Mareykanka ee Washington, ayaa muuji yay sida ay "uga xun yihiin, ugana careysan yihin oo ay u diidan yihiin" hadalkii la sheegay inuu ka soo yeeray Trump, taasi oo ay ku sheegeen inay xaqiijineysa in maamulka Mareykanka uu si qalad ah u fahmay qaarada Afrika.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Botswana ayaa u yeertay safiirka dalkeeda ee Maraykanka, waxa ayna hadalka madaxweyne Trump ku tilmaantay mid aanan loo dulqaadan karin oo qeyru mas 'uulnimo ah.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Botswana ayaa sheegtay sidoo kale inay rajeyneyso in dad ka Mareykanka aysan la qabin madaxweyne Trump fikradaan ka dhanka ah dalalka Afrika.
Dr Pelonomi Venson Moitoi, ayaa u sheegtay BBCda in erayga uu adeegsaday madaxweyne Trump uu ku yahay gef qaarada Afrika.
Hadalada lagu eedeeyay inuu sheegay Trump ayaa yimid xili xildhibaanada xisbiyada Jamh uuriga iyo Dimoqoraadiga ee Aqalka Congresska ay maalintii khamiista xafiiskiisa ku booqdeen Tru mp si ay uga wadhadlaan arrimaha muhaajiriinta, xiligaas oo ahayd markii uu Trump hadalada gefka ah jeediyay.
Balse Trump ayaa fariin uu kusoo qorey Twitterkiisa waxa uu ku sheegay in erey bixinta uu isti cmaalay ay ka duwanayd tan ay warbaahinta faafisay.
WASAARADDA AMNIGA OO FAAH FAAHI SAY DILAL KA DHACAY SH/HOOSE
Wasaaradda Amniga Dowladda Fe deraalka Soomaaliya ayaa faah faahin dheeraad ah waxa ay ka bixisay dilal qo rsheysnaa oo ururka Alshabaab todob aadyadii la soo dhaafay ka geysteen de ga ano ka tirsan Koonfur Galbeed, gaar ahaan Gobolka Shabeellaha Hoose.
Waxa ay sheegtay Wasaaradda Amn iga Soomaaliya in ururka AlShabaab ay boobeen xoolo fara badan oo ay lahaay een dad shacab ah, oo aan waxba gal absan. Afhayeenka Wasaaradda Amni ga C/casiis Xildhibaan ayaa sheegay in Shabaab sidoo kale ay dileen Shan ru ux oo uu sheegay in ay ku eedeeyeen inay la la shaqeynayeen DFS iyo Dow lado shisheeye. Wuxuu sheegay Dowlad da Federaalka inay u tacsiyadeyneyso dadkaasi la dilay oo Hay’adaha amma anka ay ku howlan yihiin sidii ay warbaa hinta ugu soo bandhigi lahaayeen mag acyadooda.
Md.C/casiis Xildhibaan ayaa tilmaam ay in Dowladda Federaalka aysan marn aba raalli ka aheyn in qof shacab ah dhii giisa la daadiyo, gacantana ku soo dhigi doonto raggii ka dambeeyay dilal kaasi.
Ugu dambeyntii shacabka Soomaali yeed ayuu ugu baaqay inay la shaqeey aan Hay’adaha am maanka, si ay u fudu daato in gacanta lagu soo dhigo ragga dilalka geysta, iskuna daya in ay baxs ad aan. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Shabeellaha Hoose C/fataax Xaaji oo sannadkan bilow giisa la hadlay warba ahinta Dowladda ayaa sheegay Shaba ab sanadkii 2017 inay kordhiyeen dilal ka iyo qaraxyada ay ka geysteen, balse sannadkan ka maamul ahaan ay ka hor tagi doonaan weer arada Shabaab.
JUBBALAND OO KA HADASHAY DAGAALKA DIIF
Maamulka Jubbaland ayaa faah faa hin ka bixiyay Dagaal Ciidamada Jubba land iyo xoogag ka ti rsan ururka Alsha baab ku dhexmaray shalay degaanka Diif oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoo se. War Shabaab ay ku soo qoreen bar aha ay wararkooda ku faafiyaan ayaa waxa ay ku sheegeen Da gaalka ka dha cay degaanka Diif in ay u suuragashay Dagaalyahanadooda in ay la wareega an gac an ku heynta degaanka, ayna dil een Ciidamo ka tirsan Jubbaland.
Sarkaal u hadlay Jubbland ayaa she egay in dagaalka uu jiro balse ururka Alshabaab aysan la wa reegin degaanka, haddana degaanka ay ku sugan yihiin Ciidamada Jubbaland. Wuxuu sheegay da gaalka ka dhacay degaanka Diif in uu geystay khasaare kala duwan, wuxuuna tilmaamay khas aaraha dhankooda soo gaaray inuu kooban yahay, balse Shab aab ay ka dileen dagaalyahano badan.
Sidoo sarkaalkan ayaa beeniyay war ay baahiyeen warbaahinta qaarkood, kaasi oo ahaa in Taliyihii Booliska Jubbaland nolol iyo geeri inaan midna lagu heyn, wuxuuna tilmaamay Taliyaha inuu nool yahay, kuna sugan yahay magaalada Kismaayo
XUKUUMADDA SOOMAALIYA OO FARIIN U DIRTAY SIYAASIYIINTA MUCAARADSAN.
Wasaaradda amniga gudaha xuku umadda Soomaaliya ayaa khamiistii shaacisay in cafis loo fid inyo siyaasiyiin ta mucaarad ku ah dowladda Soom aaliya,waxaan wsaraddu ay sheegtay in xub nahan cafiska loo fidinayo ay qalqal galin ku wadan dalka.
Afhayeenka Wasaaraddaas C/casiis Xildhibaan oo Saxafadda kula hadlay M/Muqdisho ayaa she egay in dowladda Soomaliya ay cafis u sameyneyso siyasi yiin dowladda ugu eedeysan qaran dum is,islamarkaana hay’adaha ammaanka ee dowladdu ay isku afgarteen in siy aasiyiintan lala xisaab tamo haddii ay dhacdo in mar kale ay soo celiyaan fal ka hadda ay ku eedeysnayeen.
Afhayeenka Wasaaradda amnigu mu usan carrabaabin siyaasiyiintan uu she egay in dowladdu ay cafisk u fidiney so,mana uusan sheegin waxa dhabta ah ee ay ku eedeysnyihiin xubnahan mar ka laga tago in lagu sheegay qarandumisyaal.
Horay dowladda Soomaaliya waxaa ay u sheegtay in tillaabo ay k qaadeyso siyaasiyiinta dow ladda Mucaradsan ee dhaliila waxqbadka dowladdaa Sooma aliya,waxaana ay dowladdu weerarty siyasiyiin uu ka mid ahaa siyasiga C/rax maan C/shakuur Warsame oo illaa had da ay daba dhe eraatay dacwaddiisa, siy aasiyiinta iyo dadka daraaseeya arima ha siyaasadda ayaa aaminsan in dowladdu ay caburineyso fikirka xorta ah ta asi oo ay ku sheegayaan in meesha ay ka baxayso in dowladda loo tilmamo qal adaadka ka dhaca,balse haddii dowlad du weerarto siyasigii dhaliilaba ay mee sha ka baxayso in dowladdu ay ogaato qaladaadkeeda.
CIIDAMADA AMMAANKA D/ KAARAAN OO LA WAREEGAY QARAX KA DHACAY GUDAHA GURI LAGU DIYAARINAYAY QARAX
Waxaa habeen hore saqdii dhexe Qarax xoog leh uu ka dhacay guri ku ya ala D/Kaaraan ee G/Banaadir, qaraxaas oo la sheegay in lagu diyaarinayay Guri gaasi oo ku dhow Xarunta Degm adaas.
Saraakiisha ammaanka D/Kaaraan ay aa sheegay inay maqleen dhawaaqa Qarax culus kadibna ay la wareegeen Gurigii qaraxa ka dhacay iyo dad ku sug naa Gurigaasi.
Wararku waxay sheegayaan in dadkii daganaa Gurigaasi ay qaarkood ka bax sadeen ka hor inta aysan Ciidanka soo gaarin, balse qaar ka mid ah ayaa la qa btay, sida ay sheegayaanwaarku iyo doo aysan waxdhibaato nafed ah gaarin dadka ku sugnaa guriga iyo hareerihiisa
sidoo kale waxaa deg madaasi ka jira Maleeshiyaad ka dhac ka geysata
QATAR OO CABASHO KA DHAN AH IMAAR AADKA CARABTA U GUDBISAY QARAMADA MIDOOBEY
D/Qatar ayaa cabasho ka dhan ah Ima araadka Carabta u gudbi say Golaha Ammaanka ee Qar amada Midoobey, iyadoo ku eedeysay inay ku soo xadgu dubtay hawadeeda.
Sida uu baahiyay Telefishinka Al Jazeera ee xaruntiisu tahay Doxa, Waki ilka joogtada ee Qatar u fadhiya Qara mada Midoobey ayaa cabashada u gu dbiyay Golaha Ammaanka, isagoo she egay in diyaarad dagaal oo laga leeyah ay Imaaraadka Carabta ay ku soo xad gudubtay Hawada Qatar.
Cabashadan ayaa waxaa gudbiyay Wakiilka joogtada Qatar u qaabilsan Q/ Midoobey Alya Ahmed Al Thani, waxaa na uu u gudbiyay Xoghaya ha Guud ee Q/Midoobey Anto nio Gute rres.Waxaa uu ku eedeeyay Imaaraadka inay si cad ugu soo xadgudbeen dowladda Qatar, xuduudaheeda iyo amniga dhulkeeda, sida uu dhigayo sharciga caalamiga ah.
Fariinta Cabashada ee Qatar gudbisay ayaa lagu sheegay in dowladda Qatar ay qaadi doonto wax walba oo lagama maarmaan ah, si ay u difaacdo hawade eda, xuduudaheeda iyo amniga Qaran ka.
Wakaalada Wararka Qatar ee loo ya qaano QNA ayaa sheegtay in xadgudub ka lagu sameeyay hawadooda ay dha cday 21kii bishii December ee sanadkii hore 2017. Horaantii bishii June ee
UNICEF KU BAAQDAY IN LA CAAWIYO CARUURTA AY HOY LA’AANTA AY KU HEYSO DULEEDKA MUQDISHO
WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 13-KA JANNAAYO 2018-KA
GUDDIGA DOORASHOOYINKA OO GO'AAN KASOO SAARAYA DIB U DOORASHADA KURAASTA BANAAN Guddiga madaxabannaan ee door ashooyinka Qaranka ayaa sheegay in Maalinta Axadda ee soo socoto ka jaw aabi doonaan warqad kasoo gaartay maxkamadda sare ee dalka.