Diyaarado Dagaal oo duqeymo ka geystay Gobolka Jubbada Hoose

0
Friday January 12, 2018 - 17:38:31 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 72
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarado Dagaal oo duqeymo ka geystay Gobolka Jubbada Hoose

    Diyaarado dagaal ayaa duqeymo xoogan ka fuliyay tuulooyin ku dhow dhow deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya In duqeymaha ay ka dhaceen daafaha deegaanka Diif halkaas oo la sheegay in ay ku sugan yihiin dagaalyahanno ka tirs

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarado dagaal ayaa duqeymo xoogan ka fuliyay tuulooyin ku dhow dhow deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose. Wararka ayaa sheegaya In duqeymaha ay ka dhaceen daafaha deegaanka Diif halkaas oo la sheegay in ay ku sugan yihiin dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab oo saacado ka hor isaga baxay deegaankaasi Diif.

Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa la wareegay deegaanka Diif ee Gobolka Jubbada Hoose kadib markii ay isaga huleeleen Al Shabaab

Diyaaradaha duqeeyay duleedka Diif oo aan la ogeyn heybtooda ayaa loo maleynayaa in ay yihiin kuwa dagaalka ee Kenya.

Lama oga Khasaaraha duqeymahaas oo xoogoda ay dhaceen xalay balse dadka deegaanka ayaa shabelle u xaqiijiyay in ay jiraan Khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac ah wallow aan la cayimin.

Dhinacyada Jubbaland iyo Al Shabaab ayaan weli wax war ah ka soo saarin duqeymahaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip