Faroole Oo Baaq Yaab Leh U Diray Somaliland Dagaalka Tukaraq?

0
Thursday January 11, 2018 - 22:45:12 in Wararka by
  • Visits: 449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faroole Oo Baaq Yaab Leh U Diray Somaliland Dagaalka Tukaraq?

    Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland haddana ah Sanatar ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay Maamulka Somaliland in ay ciidamadooda kala baxaan degaannada ay dhawaan kala wareegeen Ciidamada Puntla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland haddana ah Sanatar ka tirsan aqalka sare ee Soomaaliya C/Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ugu baaqay Maamulka Somaliland in ay ciidamadooda kala baxaan degaannada ay dhawaan kala wareegeen Ciidamada Puntland.

Faroole ayaa ku baaqay in wixii isfahamwaa ah ee ka dhaxeeya labada maamul ay muhiim tahay in lagu dhameeyo wadahadal islamarkaana miiska la isugu tago.

Waxaa uu dhinaca kale Beesha Caalamka ugu baaqay in ay fara geliso colaadda ka soo dhex cusboonaatay Maamullada Somaliland iyo Puntland.

Large (1)


Labada Maamul ayaa shalay isugu jawaabayay warbaahinta waxaana Maamulka Puntland uu Somaliland ku eedeeyay in ay taageerayaan waxa loogu yeero argagixisada halka Maamulka Somaliladn uu Puntland iyo Dowladda Federaalka ah ku eedeeyay in ay duullaan ku yihiin degaannadooda.

Dowladda Federaalka ayaa dhinaceeda baaq nabadeed u dirtay Maamullada Somaliland iyo Puntland ee xiisadda dagaal ee u dhaxeysa ka taagan tahay tuulada Tukaraq ee Gobolka Sool.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip