Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland: "Madaxweynaha Puntland Ayaa Mas'uul ka Ah Waxii ka Dhacay Tukaraq"

0
Thursday January 11, 2018 - 11:12:51 in Wararka by
  • Visits: 377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Barlamaanka Somaliland: "Madaxweynaha Puntland Ayaa Mas'uul ka Ah Waxii ka Dhacay Tukaraq"

    Baashe Maxamed Faarax Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhanka Puntland oo ahayd in Somaliland ay taageerayaan Al-shabaab-ka dagaalka kula jira Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baashe Maxamed Faarax Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dhanka Puntland oo ahayd in Somaliland ay taageerayaan Al-shabaab-ka dagaalka kula jira Puntland.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in Tukaraq ay ka mid tahay degaannada Somaliland, islamarkaana Ciidamada ay ka fushadeen dan ay halkaas u tageen.

Wxaaa uu xusay in xudduuda Somaliland iyo Puntland ay 7km u jirto Garowe islamarkaana aysan Somaliland ilaa hadda xadgudub geysan.

Baashe ayaa ka digay in haddii colaadda Tukaraq sii korodho in wax laga weydiinayo Madaxweynaha Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas sida uu hadalka u dhigay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip