Xildhibaan Dalxa: Maxuu ka Yiri Xiisada Dagaal ee u Dhaxaysa Puntland iyo Somaliland
Xildhibaan kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee dowladda Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Magaalada Tukaraq ee gobolka Sool taa oo u dhaxaysa Maamulada Somaliland iyo Puntland.
Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in dagaal uusan waxba soo kordhineen loona baahan yahay khilaafaadka jira in lagu dhameeyo wada hadal dhax mara Maamulada Somaliland iyo Puntland.
xildhibaanka ayaa baaq u diray beesha caalamka iyo sido kale Waxgaradka labada dhinac waxuuna u sheegay iney xal aheen in la dagaalamo oo halka xalka uun jiro iyo xasiloonida la abaaro ay tahay.
Maalmahii ugu danbeeyay ayaa waxaa Degaanka Tukaraq iyo tuulooyin kale oo hoos yimaada gobalka Sool waxaa ka taagneyd xiisad dagaal oo u dhaxeyso Ciidamo kala taabacsan Puntland
Xildhibaan Dalxa: Maxuu ka Yiri Xiisada Dagaal ee u Dhaxaysa Puntland iyo Somaliland
Xildhibaan kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka ee dowladda Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqay in la joojiyo xiisada dagaal ee ka taagan Magaalada Tukaraq ee gobolka Sool taa oo u dhaxaysa Maamulada Somaliland iyo