Dab Khasaaro Hantiyadeed Geystay Oo Ka Kacay Yaaqshid
Sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka waxaa saakay Dab khasaaro xoogan geystay uu ka kacay Guri ku yaalla Xaafadda Kooka Koola Degmada Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.
Dabkan ayaa la sheegay in uu ka dhahay Koronto, waxaana uu baabi’iyay gabi ahaan dhismihii Gurigaasi
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in markii dambe lagu guuleystay daminta Dabkaasi.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.
Audio Player