DHAGEYSO: Faah faahin:- Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

0
Wednesday January 10, 2018 - 11:07:58 in Wararka by
  • Visits: 341
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Faah faahin:- Qarax Gaari oo ka dhacay Muqdisho

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo saakay ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Taleex. Qof goobjooge ah oo lagu magacaabo C/qaadir Diida ayaa Idaacadda Risaala u sheegay Gaariga qarxay in ay saarnaayeen lab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo saakay ka dhacay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Taleex. Qof goobjooge ah oo lagu magacaabo C/qaadir Diida ayaa Idaacadda Risaala u sheegay Gaariga qarxay in ay saarnaayeen laba ruux, oo midi uu gaariga kaxeynayay, halka midka kalena uu fadhiyay kursiga kale ee shirka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip