Faallo: Dawlada Maraykanka oo fashilinaysa Ururka Qaramadda Midooday (UN)

0
Thursday December 28, 2017 - 23:08:23 in Wararka by
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faallo: Dawlada Maraykanka oo fashilinaysa Ururka Qaramadda Midooday (UN)

    Dawlada Mareykanka ayaa ka jaraysa 285 milyan oo dollar, miisaaniyadda Qaramada Midoobay ee ay bixin jirtay ka dib markii cod loo qaaday jurusalaam in aaney ahay caasimad yahuuda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Mareykanka ayaa ka jaraysa 285 milyan oo dollar, miisaaniyadda Qaramada Midoobay ee ay bixin jirtay ka dib markii cod loo qaaday jurusalaam in aaney ahay caasimad yahuuda

Baaqan ka soo yeeray Dawlada Maraykanka ayaa imaanaya maalmo kadib markii Golaha Guud ee Doorashadu u codeeyeen 128-9 oo ku saabsanaa go’aanka lagu cambaareeyay Aqoonsiga Mareykanka ee magaalada Jerusalem oo ah caasimadda Israa’iil.

Sida ku cad xeerka Qaramada Midoobay, Miisaaniyada dhaqaale ee Dawlada Maraykanku bixiso waxay u dhigantaa sidatan:
wuxuu u dhigmaa $ 1.2 bilyan oo ah 2017-2018, taas oo % noqoneysa 28.5% qiimaha hawlaha nabad-ilaalinta –

Maamulka Maraykanka ee uu hogaamiyo madaxweynaha madaxa adag Mr Trump ayaa ku yiri. Waa canbaareyneynaa shirwayne UN ee go’aanka ay gaareen

Wuxuu ku hanjabay in uu lacagta uu ku caawiyo hawlaha shaqo ee UN-ka iyo lacagta uu siiyo ee ah Qarashka maamulka xarunta Inuu joojinayo. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si ay u cadaadiyo dalalka. Caalamka go’aankaa. ee saxiibada maraykanka alah sida wadamada EU

Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu diidi doono gargaarka Maraykanka siiyo wamada Qaarkood kuwa faqriga ah kuwaas oo ah:


wadamada codka ka dhiibtay go’aanka Qaramada Midoobay ee ka soo horjeeda Aqoonsiga Jerusalem ee caasimadda Israel ayuu ku tilmaamay inay uu culays ku saari dhaqaalaha uu ku kabo horumarka wadamadaa waxaa ka mid ah wadanka masar !

Siyaasadan cusub ee uu la yim madaxweynaha maraykanka ayaa ah in dhaqaalaha la isku gumaysto.

W/Q: Mahamed Caalim



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip