Ra'yi: Muqdisho waa Caasimad waasa la kala leeyahay !

0
Saturday December 23, 2017 - 13:54:56 in Wararka by
  • Visits: 771
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'yi: Muqdisho waa Caasimad waasa la kala leeyahay !

    Muqdisho waa Caasimad waasa la kala leeyahay ! Magaalada Muqdisho marna layskuma khilaafsana in ay caasimaddii dalka tahay laakin waa muhiim in aan wada garanno in lakala leeyahay. Dadkeena sida aan wada ogsoonnahay waxa ay wada qaadteen federaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho waa Caasimad waasa la kala leeyahay ! Magaalada Muqdisho marna layskuma khilaafsana in ay caasimaddii dalka tahay laakin waa muhiim in aan wada garanno in lakala leeyahay. Dadkeena sida aan wada ogsoonnahay waxa ay wada qaadteen federaal micnihiisu yahay in muwaadin waliba uu kasoo jeedo gobol taasoo ah astaan ay fiirsanayso qofkasta oo Soomaali ah.

Goballada dalka oo dhan maanta waxaa kajira sohdimo taasoo siinaysa xuquuq ahaan in cidwaliba ay ilaashato sohdinta u xarriiqan.

Caasimadda Muqdisho waxaa xaq u leh dadkii kasoo jeeday in ay sheegtaan oo ay helaan maqaamkeedii ay xaqqa ulahaayeen ceeb ma ahan waa sharci hadii cadaaladda laga hadlaayo waana muhiim in aan runta laga ganban.

Hargaysa,Kismaayo,Baydhabo,Boosaaso hadii beelo ay sheegteen maamullana ay leeyihiin maxaa keeni kara in wax laga xishoodo laga dhigo Banaadir in ay beel leedahay.

Gobalka Banaadir waa gobal ay kasoo jeedaan bulsho ku aftirsata xaqna uleh in ay raadsadaan oo ay kahadlaan waxa ay xaqqa uleeyihiin.

Macquul manoqonayso Kismaayo iyo Boosaaso dadbaa leh Muqdishana waa naga wada dhaxaysaa.

Muqdisho waa caasimad waasa lakala leeyahay !

Mahadsanidiin



Hassan Abdikadir Mudey



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip