Rivaldo oo markale kiciyay dooda Messi iyo Ronaldo ka hor El Clasico

0
Thursday December 21, 2017 - 09:03:09 in Wararka by
  • Visits: 696
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rivaldo oo markale kiciyay dooda Messi iyo Ronaldo ka hor El Clasico

    Rugcadaagii hore ee Barcelona Rivaldo ayaa soo celiyay dooda keebaa fiican Ronaldo iyo Messi ka hor kulanka El Clasico ee sabtida na soo aadan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Rugcadaagii hore ee Barcelona Rivaldo ayaa soo celiyay dooda keebaa fiican Ronaldo iyo Messi ka hor kulanka El Clasico ee sabtida na soo aadan.



 

rrr

Brazil ayaa aaminsan in Lionel Messi yahay kan ugu fiican kubbada cagta balse sidoo kale ammaanay Cristiano Ronaldo.

"Waxaan jeclaan lahaa inaan la ciyaaro Lionel Messi, cajiib ayay noqon lahayd. Waa kan ugu fiican adduunka, waa midka sameeya farqi badan,” Rivaldo ayaa sidaa u sheegay Betfair.

"Ronaldo? Waa laacibka ugu halista badan Real Madrid.

"Way adag tahay in la joojiyo isaga sida Messi oo kale, maxaa yeelay labadooduba waxay dhaliyaan goolal badan mana ogaan kartid waxa uu noqon doono waxa xiga ay abuuri doonaan si ay gool u dhaliyaan.”.

Xiddiga reer Portugal ayaa dhawaan uun markiisii shanaad loo caleemo saaray Ballon d’Or isagoona soo bar bareeyay Messi taa oo markale sare u qaaday dooda ku aadan keebaa fiican labada xiddig.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip