Sidoo kale Xildhibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa beeniyay in uusan jirin warkaasi ka soo baxay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ku eedeeyay isaga iyo Xildhibaan Xasan Macallin Maxamuud Qiyaano Qaran.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

Audio Player