Jadwalka Xafladda Lagu Bixinayo Abaalmarinta Ballon d'Or oo la shaaciyay

0
Tuesday December 05, 2017 - 19:22:19 in Wararka by
  • Visits: 663
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jadwalka Xafladda Lagu Bixinayo Abaalmarinta Ballon d'Or oo la shaaciyay

    Majaladda Faransiiska eeFrance Footballoo mas'uul ka ah bixinta abaalmarinta shakhsi ahaaneed ee Ballon d'Or ayaa soo bandhigtay dhammaan jadwalka xafladda sanadkan lagu bixinayo abaaalmarinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Majaladda Faransiiska eeFrance Footballoo mas'uul ka ah bixinta abaalmarinta shakhsi ahaaneed ee Ballon d'Or ayaa soo bandhigtay dhammaan jadwalka xafladda sanadkan lagu bixinayo abaaalmarinta.

Sannadkii hore, Ronaldo wuxuu kula guuleystay afar koob kooxda ka dhsian Santiago Bernabeu markaasoo loo aqoonsaday ciyaaryahanka sannadka FIFA.

Laakiin Majaladda Faransiiska eeFrance Footballayaa lasaadaalinayaa in ay wax ka bedeli karaan qaabka bixinta abaalmarinta sannadkaan.

Xafladda abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan waxaa lagu qaban doonaa halka lagu magcaaboEiffel Tower.

Qaar ka mid ah qaababka ugu caansan ee caalamka ayaa loo agaasimi doonaa abaalmarinta ugu wanaagsan kubadda cagta adduunka sannadkaan.

Cristiano Ronaldo ayaa jecel inuu markiisii shanaad ku guuleysto abaalmarintaan kadib markii uu qaab ciyaareed wanaagsan ka sameeyay kooxdiisa Real Madrid.




Weeraryahanka Real Madrid iyo Portugal, kaasoo ku guuleystay abaalmarinta laacibka sannadkaFIFA, wuxuu doonayaa inuu ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or markiisii shanaad.

Ronalod waxaa kula tartami doona abaalmarinta Messi iyo Neymar, waxaana laqaban doonaa habeenimo Khamiis ah 7 December , saacaduna tahay 9:45 Geeska Africa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip