Soomaalida Cusub.????.

0
Monday December 04, 2017 - 21:00:22 in Wararka by
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalida Cusub.????.

    Maanta oo dhan waxaan raad raadinayay somalida cusub, kadib markii xalay ilaa maanta aan Ku arkayay baraha bulshada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo dhan waxaan raad raadinayay somalida cusub, kadib markii xalay ilaa maanta aan Ku arkayay baraha bulshada.

Waxaan ka soo bilaabay Ex- Colleggio Nouvo somalo degmada Shibis-Mogadishu waxaa la yiri: taa ma ahan. Waxaan weydiiyay kuwii Ku soo barbaaray Collegio orphano,waxay yiraahdeen anaga ma ahan. Waxaan u tagay odayaal ka mid ahaa dhalinyaradii ubaxii kacaanka….anaga maahan. Reer Nabad &Nolol iskuma naqaan… Yaab.



Ciyaalka xaafadda …anaga maahan, ha noo soo dhaweeyn…kuwii qaxootiga kaakuma.Maya kuma jirno. Yaa yaa yaa. Gobalada ayaan tagay..korooy aana heli .dee maanu garan,mid expire ah ma kuu sheegnaa. Boowe barri haka raadin. …agteeyna haka goobin. Maxaad noo weeydiineeydaa. Maxaan ka kasaa. Mush caarif iyo Kuwa kabtaa taag taagan weeydii..

Kuwee ??.kuwa isku buuqsan ayaan arkay.
Somalida cusub=diaspora. Iyadana la iskuma raacin.

Bal adiguba noo faa’iideey oo noo sheeg, raadkaan sii raadi meeshoow kula galo !!!

Qore: yahya Amir.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip