Ciyaaraha adduunka ee 2018 ayaa waxaa ka qeybgalaya 32 dal waxaana lagu kala ridey afar god kuwaasoo laga soo kala qabanayo sida ay wadamadu isugu beegmayaan.

Godka 1 ayaa waxaa ku jira wadamada : Russia, Germany, Brazil, Portugal, Argentina, Belgium, Poland, France

Godka 2: Spain, Peru, Switzerland, England, Columbia, Mexico, Uruguay, Croatia

Godka 3: Denmark, Iceland, Costa Rica, Sweden, Tunisia, Egypt, Senegal, Iran

Godka 4: Serbia, Nigeria, Australia, Japan, Morocco, Panama, S. Korea, Saudi Arabia

Goordhow kala soco sida ay isugu beegmayaan wadamada ka qeybgalaya tartanka ciyaaraha adduunka 2018 Qoraal muujinay qeyntan hoose ka Akhriso:-

Isku Aadka Koobka Adduunka Oo La Sameeyay Iyo Sucuudiga Oo Furitaanka Tartankaas Helay

Isku aadka koobka adduunka ee sannadka soo aaddan lagu qaban doono dalka Ruushka ayaa la sameeyay, waana mid kamid ah sanadyadii ugu liitay ee tartankaas.

Xulal waa wayn oo uu kamid yahay Taliyaaniga ayaa ka maqan tartankan, waxaana sidoo kale kasoo muuqday xulal yar yar oo uu Sacuudiga kamid yahay.

Haddaba akhriso isku aadka koobka adduunka ee 2018.

Fb Img 1512144909702

Fb Img 1512144913960