Bayern Munich iyo Man City oo kusoo biireen loolanka loogu jiro saxiixa Emre Can

0
Tuesday November 21, 2017 - 12:35:02 in Wararka by
  • Visits: 677
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayern Munich iyo Man City oo kusoo biireen loolanka loogu jiro saxiixa Emre Can

    Liverpool quus ayay ka taagan tahay sidii ay heshiis cusub kaga saxiixi laheyd cayaaryahan Emre Can oo qandaraaskiisa sii dhamaanayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Liverpool quus ayay ka taagan tahay sidii ay heshiis cusub kaga saxiixi laheyd cayaaryahan Emre Can oo qandaraaskiisa sii dhamaanayo.

Haatana The Mirror waxay qoreysaa in kooxaha Bayern Munich iyo Man City kusoo biiren loolanka jiro saxiixa Can oo khadka dhexe ku wanaagsan.

Madaama Can qandaraaskiisa 8-bilood ka yar harsan tahay hadii bisha Janaayo la gaaro kooxdii uu doono ayuu heshiis hordhac ah la gaari karaa si bilaashana ugu biiri doonaa xagaaga dambe.

Can oo 23-jir ah naadiga Juventus ayaa garoonka Anfield ku ilaashaneyso horeyna wada hadalo gogol xaar u ah imaatinkiisa magaalada Turin la gashay.

Balse hada kooxdiisii hore Bayern ayaa xidigaan qal qaalo ugu jirto si ay booska Arturo Vidal u galiyaan halka Man City iyadana u dooneyso xidigaan inuu booska Fernandinho galiso madaama uu sii gaboobayo.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip