SANNAD GUURADA 25-AAD EE U HAL-GANKII IYO SOO IFBIXIDDII WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER OO XALAY 18-KA NOVEMBAR 2017 LOO DABBAAL DAGAY.

0
Monday November 20, 2017 - 21:32:57 in Wararka by
  • Visits: 2089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SANNAD GUURADA 25-AAD EE U HAL-GANKII IYO SOO IFBIXIDDII WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER OO XALAY 18-KA NOVEMBAR 2017 LOO DABBAAL DAGAY.

    waxaa xalay xaflad lagu maam uusayey 25 guurdii ka soo wareey gtay xafladda xuska wargeyska Mogadishu Times lagu qabtay xarun ta wargeyska Xafladaasi ay ka soo masuuliyiin ka kala socda warbaahinta muqdi sho qaar iyo sixiifiyiin soomaaliyeed iyo wali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa xalay xaflad lagu maam uusayey 25 guurdii ka soo wareey gtay xafladda xuska wargeyska Mogadishu Times lagu qabtay xarun ta wargeyska Xafladaasi ay ka soo masuuliyiin ka kala socda warbaahinta muqdi sho qaar iyo sixiifiyiin soomaaliyeed iyo waliba qeyb qeyba ha kala duwan ee bulshada muqdisho .iyadoo u gu horeyn munaabadda lagu furay Aayado khur'aanka kariim ah, iyadoo uu halkaa ka soo jeediyey Sh. Cali Cumar Maxamuud isagoo sheegay in ummada Muslamiinka ah looga baahan yahay inay wanaaga ka shaqeyaan si loo helo liibaan adduun iyo Aakhiro waayoo waxqabadka qofka waa mid alle ummadiisa faray wanaagga oo la koryeel anay waa wax muhiim ah oo ummadda islaamka danta ugu jirto waxaan warbaahinta ay tahay mid door ku leh in bulshado adeegeeda la gaarsiiyo waayoo qofk asta waxaa gaari kara oo ay maqli karaan warbaahinta, marka jaraa'idka waa muhiim jiilba jiilka kale uu ka dhaxlo oo waa dukuminti qof walba oo wanaag maalin sameyay laga dheehan karo waxaana wargeyskaanu uu yahay mid kaalin loo baahan yahay ka soo qaatay arrimha dhibaato ee dalka ka dhacay u sidii loo damin lahaa mid ka shaqeyey

waxaana hubaanti ah inuusan hadduu wanaagsaneyn laheyn uusan soo gaareen xilligaan oo la xusayo oo uu baab’I lahaa, waxaan leenahay dadaalka horey u soo wada bahda warge yska mogadishu Times dalka iyo dadkana alle hanoo xasiloyo.

Dhinac kale waxaa hadalo kooban halkaa ka soo jeeiyey Qoraa Sare kana mid ah Howla deenada Wargeyskaan Muuse Maxamed Cismaan isagoo sheegay qoraal gaaban oo ahaa si da tan: Soo Ifbixii Magaca wargeyskan iyo Udub dhiggii xaruumaha uu ka howlgayey ilaa Ho wlwadeenna baahi tiri kara bulshada soomaaliyeed ee u oomaneeyd Akhbaaraadka Dalka iyo Dibadaba ayaa maamulka isku howl ay inuu Aasaas adag u dhigo Wargeyskan Maamlinlaha ah ee Madaxa bannaan ee MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER kaa soo Maanta ay ku beegan tahay Xuskiisa 25aad ee malmihii iyo sanoyinkii la yagleelayey sidi wargeyska xoo ggan oo dhanwalba ka liicin mar xaladkastana ku wajihi kara sidii uu dhibaato kasta ugu ad keysanlahaa looga heli lahaa M/Muqdisho xilliyadaas oo aheyd mid aad u adag xag nabadga lyo iyo dhaqaale sida loo wajihi karo taasoo ay dhabarka u xirtay maamulkasare ee wargeysk aan iyadoo uu yagleelo 3 Xaruumood oo 3 Degmo ku kala yaala si nabad qab ay ugu shaqee yaan howlah deennada oo dhibaato ku aheyd in hoygooda iyo xarunta kala xirnaato iyadoo be elaha muqdisho dagaalo ka dhaxeeya inay marba dagaal is kala hor imaan jiray si aysan u ba aqan howshaasi ayaa maamulka qorshiihiisa ku darsanday inta aan wargeyska la soo saarin sanooyin dhabba u xaarid ah uu u soo halgamay taa soo waxqbadkenna wargeyska aan ku xu sno markastaaba waayoo waan howlaan qabanay dhammaan ka howlagalayaasha wargey ska iyo Maamulkiisa sare haba ugu sii darnaatee Maama Biibto.

Xuskaani ayaa ah midkii 25aad ee uu Maamulka Wareyska iyo howladeennada kaga qeyb galaan Xaruuntiisa Muqdisho

waxaana Munaasabadaasi dhinaca kale kale Aqooyanahada ka soo qeybgalay ayaa xaqiiji yeen in Maama Xabiibo Axmed Jimcaale Biibto Guushii Miraha waxqabadkaaga dhammaan uu gaaray gayiga soomaaliya iyo guud ahaanba caalamka ka dib markii wargeyska saaka xa mar ka soo baxay laga dheehanayowww.mogtimes.comwaxaana ay mudan tahay in maam ada Biilad waxqabad loo xiro laguna Maamuuso Abaalgud ay ku faraxdo maadaama ay tahay Haweeny si Xiriir ah Dalkaan dhibaada badan ku shaqeyneysa waliba dhibaato ku mudatay walina howlaheeda sii wadata iyadoo aan garab dhaqale ka helin Heyadah Caalmka iyo wali ba kuwa Gudaha waxaayna mudanayaashii halkaa ka hadleen ay ku magacabeen inay tahay Biibto Maamada Saxaafadda Soomaaliya maadaama ay tahay qofkii meel isu keentay bah ada saxaafadda oo aan cidina ka maqneyn oo soomaali oo dhan u Idishahay.

waxaan ku xusi doona taariikhda la ma ilaawaanka ah ee kuu dhigan xiili aad gaartid in Aba almarin Qiimo badan aad ku ka sbato adiga iyo howladeenada garabka kuu ahba

Haddaba waxaa waxqabadka Wargeyska iyo heerarka uu soomaray in badan oo 24 sano oo hore laga sheegayey xuskan oo kale dhammaana way ka dharagsan yihiin ku taxanaya asha wargeyska iyo ummadda soomaaliyeed uu u gaaro adeegga wargeyskaan waxaana Looga Hadlayey xuskii Xalay Dulmar guud ee Lagu dareensiinayey maraxaladaha adag ee wargeyska u soo dhabar adegay maamulkiisa iyo shaqaalahiisaba iyadoo M/ Muqdisho xaal adeed ay siyaabo kala duwan marxalado u soo martay haddan marna uusan liicin Adeegga Wargeyskaan taasin ay u tahay guul iyo horumar la taaban karo oo Bahda Wargeyskan Moga dishu times ay ka gaareen qaasatan Milkillaha oo la daala dhaceysay sidii ay si hagar la’aan ah ugu heli lahaa bulshada soomaaliyeed adeegga xagga akhbaaraadka iyo wacyigelinta war geyska ummadiisa uu u hayo aan loo weynin taasoo alle looga xamadinaayo waa alle Mahadiis.

====



 

1

25ad

Oval: 25ad 

.

Sidoo kale Marwo biibto ayaa sheegtay waxyaabaha u hirgalay oo uu gaaray intii wargeys kaani jiray iyo waliba waxyaabaha maamulka uu ku haminaayo ee ah inuu mustaqblka dhow rajeynaayo inuu ku talaabsado ay xafladaasi ka sheegtay marwo Biibto.

Waxayna Marwo Biibto ugu horeyn halkaa Iyadoo ku hadleysa codka saxaafiyiin ta sooma aliyeed ee ku sugan xafaldaas gaar ahaan ka maamulka wargeyskani kaga Tacsiyadeysay Geeridii kuTimid Wariiyihayaashii magaca weyn u lahaa dalka ee marar kal duwan ku kala ge eriyoodeen meelo ka la duwan iyo wariiayayaal badan oo kale dhammaana waxaa alle uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabi yo intii bahda saxaafadda ka baxday guud ah aan ba.

Dhinaca kale waxaay sii gashay Marwo Biibtoo ka faaleynta wax qabadka wargeyska iy adoo oo ugu horeyn ugu mahad celisay dhammaan intii gacanta ku laheyd soo ifbixii wargeys kan waxayna dhammaanba u rajeysay in sannad kaan kiisa kale ee xiga inay bashbash iyo barwaaqo ku gaaran iyadoo ku bogaadisay howlaha adag oo ay soo mareen iyo garabka ay ku siiyeen hana qaadka wargeyskan oo 25 jirsaday taasoo ay sheegtay in lagu gaaray adk eysi,iyo dulqaad dheeri ah daruufihii adkaa ee la soo maray oo qofkasta oo damiir lehi ay dare emi karayaan, dhibaatooyinkii jiritaanka wargeyskaan loo soo maray maadaama dalka xilliga asi uu ku jiray dagaallo iyo fowado aan marna la maleyn karin iyadoo ay weli taagan yihiin dhi bkii shalay iyo mid ka sii daran oo aan horey loo arag waayoo nasiibka ayaa ina saacidi doona Insha allaah ayey tiri. "Tii hore alle waa inaga kenay inta dhib ah ee dhimana dadka iyo dalka alle ha ka nabadgeloyo ayey ku duceysay Maama Biibto”.

Dhinaca kale Marwo Biibto ayaa ka qeybgalayaasha min bilow ilaa haatan howlaha wargey ska warbixitiisa halkaa ka soo jeedisay taasoo si kooban ay ugu warbixisay waxaan ay tiri "Wargeyskani waxaa cadadkiisa ugu horeyey uu soo baxay Maalin Isniin ah iyadoo 3 Sano oo kale ay aheyd Juhdigii iyo Diyarintii Agabyadii lagu howlgeli lahaa oo taariikhda jiritaanka War geyska ka dhigeysa haatan 25 sano jir, waayoo howlihiisa unbaan heynay 3 sano oo uusan nuqulkiisa ugu horeyey soo bixin ayaan ku jirnay diyaarinta adeegyadiisa iyo raadinta dhalliny aro iyo Ruugcadyaal ka howl gala si uu u noqdo mid Aasaas adag leh sidaas darteed ayaan markstaaba xuskiisa ay inooga mid tahay Maalintii dadalkiisa aan galanay haddanu nahay Maamulka iyo sha qaalaha Wargeyskaani Muddo 3 Sano oo aan u Udub taageynay taasoo Maanta ka dhigeysa 25 sano jir isukeenka iyo Diyaarintisa agab iyo soo saaristiisa aan 25 Sa no ku howlaneynay Haddaannu nahay Maamulka Wargeyskan hase yeesh ee 25 sano oo buu xda ayey inoo noqaneysaa sanadka cusub ee inagu soo fool leh hadduu alle idmo xagga halg ankeena xagga cadadkeenana 22 sano oo Buuxda ayuu inoo noqoqnayaa waay oo, howlo Cu lus iyo meel nabad ah baan radineynay intaa iyo waliba dadka bulshada ka gadmaya iyaga oo ka bi’inka fegradaha colaadda ku waa oo wacyigelin kara bulshada xag Diin, xag Aqoonyahan iyo xag dhallinyaroba waxaana Aas Aasnay Naadi Kubbadah kala duwan oo dhan magaca Wargeyska ku ciyaara haddan guulo wax ku ool ah ka soo hooyayey iyadoo dhalliyro badan saxaafadda aan ku soo biirninay inagoo gacan ka siineyneya inay dhibaada sii baahin oo dad ka maskax fayoow lagu soo dumo waxaana ka farcamay Wareyskaan Wargeysyo badan oo qeybha bulshada ku hadla codkooda.

iyadoo dhalliyaro badan oo aan shaqo heysan aan u abuurnay howlaha iibinta wargeysada wax aan dhalliyaradaasi ay noqdeen kuwa kaalimha hoggaanka dalka qeyb maanta kaga jira waxaan farxad ay inoo tahay in halgankeyna uu guuleystay waloow baahi loo qabo in la sii tay eeyo howlah saxaafadda gaar ahaan bahda jaraa;Idada,

Haddaba ma yara daalkii loo galay iyo dadkii u galayaba mana ahan wax la iloobi karo iyo waliba xilliga adkaa oo dad aqoontaa lahaa meel la isugu keeni karo maadaama ay ka howlga layeen dadka Aqoonta saaxiibka u ah oo Muqdisho iyo Gobollda Dalkaba kala dagganaa hase yeeshee cadadkiisa waa 22 jirsaday haddii loo xisaab iyo nuqul ahaan maalinta uu soo baxay Nuqulkii ugu horeyey ayey ka dhawaajisay Marwo Biibto oo ah haweyneyda Wargeyskani Udub dhexaad ka u ah oo Milkiiyadiisa leh”

Dhinaca kale marnaba kama baqeyli doono inaan sheegno oo aan magacooda xusno intii kaalinta ku laheyd Wargeyskaan, waxana Wargeyskaan ka howlgalay dhallin yaro badan oo Aqoonyahano u badanaa iyadoo howlihiisa ay ku kala danbeeyeen marxaladaha uu soo mara yna ay kala duwanaayeen Taariikhda wargeyska ayaa ah sida tan: "in wargeys maalinle ah la sameeyo waxaa fekerkiisa lahaa Marxuum C/dir Axmed Jimcaale {Boison} oo Geeriyood ay inta aan la sameyn Wargeys kaani Alle ha u Naxariistee. Iyadoo Dadkii isku howlay garabka na igu siiyey sameynta wargeyskaan oo ay ugu horeysay magac u sameyntiisa kana qeyb qaa teen dhallinyarada ka howlbilowday wargeyskaan ayaa wax ay kala ahaayeen sida tan: "Al Us taad Aweys Xuseen Xasan {A.Shiino}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe Tifaaftirihii Warg eyskaan ugu horeyey G/wargeyskaan muddo gaaban hayey xilkaasi oo ahaa Cali Xaaji Maxa med Alle ha u naxariistee iyadoo guddoomiyaha wargeyskaan Dr.Cismaan Axmed Jimcaale ahaa muddo isagana xil kaa hayey oo garab iyo dadaal badan u galay sidii uu u noqn lahaa mid meel mara muddo dheerna la soo shaqeeyey walina gacan weyn iagu siiyo howlaheena shaqo,Maxamed Xasan Gaarweyn {Jeeri Alle ha u Naxariistee} oo lagu xusuusto {Qoraaladii Raadiyo Reer Hebel iyo Ma Sheexoow Xaa la Sheegay iyo sheekooyin jaceyl ahaa iyo Riwaa yad Siyaasadeedyo badan oo uu Allifay}, C/laahi C/Raxmaan C/laahi Yariisoow {Alif} Artiist ahay wargeyskaan ugu horeyey oo qaaska inoo ahaa,Maxamed Maxamuud Nuurrey {Jimcaal e}, qorayasha waaweynka mid ahaa, Qoraa sare Cawil Daahir Salaad, Prof. Yexye Sh. Ca amir oo qoraalki ugu dheeraa ee JUUJ VS WAMAA JUUJ qori jiray, Wariiye Cali Muuse Cab di.akhbaaraadka guud iyo waliba wareysiyada gaarka ah oo kaalin muuqata ka geystay xilligii adkaa ee wargeyska isagoo inagu saaciday agabka uu ku howlgalyey wargeyska amaan balla aran baan u hayaa isna allaah ha u jiseeyo,Jabriil Maxamuud Nuur {Jabra} Farsamayaqaan ka Wargeys kan ee ugu horeyey ahna qoraa faalooyin iyo diyaarinta wargeyska ,Madiino Axmed Jimcaale oo sheekooyin Riwaayadeedka iyo wararka, wargeyska u qorta, Sh. Cali Cumar Ma xamuud qoraalada Diiniga iyo faallooyinka Marxaladaha kala duwan looga bartay ee xagga na bada.

25ad

Oval: 25ad Dhan kale Marwa Biibto oo hadalkeeda sii watada ayaa intaa raacisay "aniga 6 magac oo la soo Ali fay ayaa la I ho rkeenay oo aan ani guba qeyb kulahaa, waxaan ka qaatay magaca ah MOGADISHU TIMES,kuwii kalena qaar baan dad siiyey qaar kalena dib ayaan u howl gel iyey iyana waxaay ka mid yihiin wargeysada aan leeyahay ayey tiri Marwo Biibto.Dhinaca kale sheeg tay inay u dooratay magacaan Mogadishu Times” in magac is wata oo israaci kara uu ahaa {Saacaddii Muqdisho} anigoo jeclaa in Muqdisho oo dhibaatooy in badani ka dhacyeen inaan u gudbiyo shacabka ku dhaqan qoraalo aan is leeyahay waa looga gudbi karaa marxal addaan adag,dadkana ay helaan qoraalo maskaxgal ah oo ay ku mashquulaan oo maadaama dadka ay u baahnaayeen kuwa meel ay wax ku aqristaan iyo cid wax ku sheegaba ay yareyd maadaam dagaalo la isku habar wacday ay jireen loona baahnaa in bulshada laga wacyige liyo sidii lagu gaarsiina lahaan uu ahaa in wargeyskaan qeyb muhiim ah ka qaato wuuna qa dayey.

sidoo kalena xafiisyo 3 ah ay aan ugu talagalay in wargeyskaan ugu soo baxo xaaladda ad ag ee dalka ka jirta awgeed oo degmooyin kala duwan ee muqdish ku kala yaala mar haddii shaqaalah wargeyska iyo maamulkuba ku adkaan karto inay si joogta hal meel ugu howlagaal ay marxalad adag la soo gudbanan jirta taasoo ah in beelaha is dagaaldan ay sameyn ku yee shaan oo haddii degmaas xirananto aan ku shayno degmada nabadda ah ee aan tegi karno si shaqdeyna aysan ciiriiri u gelin una nabad galno. Biibto ayaa ka dhawaajisay " iyadoo wixii aan ka baqayey qeybo ka mid ahi inaga gaareen taasoo ah in 2 Xafiis uu wargeyska lahaa mi dna la Bililiqeynta Midna Madfac ku dhacay Midkii 3aadna inoo fakaday oo aan maanta ku sha qeyneyna taasina waa Alle Mahadii ayey tiri Marwo Biibto”

Dinaca kale waxaana nasiib wanaag ah in wargeyska uu noqday mid dad ku aad u jecleysta an waxa uu qorayo waayoo wuxuu ka fogaa isku dirta iyo beenta, waxuna ahaa mid runta ka turjuma oo aan ka baqanin wixii jira oo maskiin u hiiliya ah iyadoo Durba dad badan ku so o xirmay waxaana wargeyska uu horseed ay inuu isu soo dhaweeyo siyiyaasiyiintii loollanka ad ag ku jirtay ka dib markii afkaarta bulshada laga qoray waxay u dagaalamayaan iyo waxa ay ka helayaan haddii qoraalo ka hadlaya la qoray qof kasta oo qalad ku jiray uu dib Isu saxay kana haray fowdadii iyo coladiskii dantiisa raacday.

iyadoo xusuu muhiim ahay inoo tahay in Wargeyskaani uu Qadkii Cagaaranaa sidii loo furi la haa ka qeyb qaatay iyadoo akhbaartii ugu farxadda badneyd ee shacab gaaro uu ka helo War geyska iyadoo kulankii Hoteel Ramadaan ee Md.Cali Mahadi Maxamed iyo Xuseen Maxamed Faarax Ceydiid 3 saac uu ka dhacay Hoteel Ramadaan ee M/Muqdisho qoraalkaasi uu habe en 10 Saac ina soo gaaray uu Waregysku sameysan yahay haddan aan galnay inaan daabac no warkaasina kuna dhejino Wargeyska kuna Lifaaqnay Bogga Danbe{Gadaale} dadaalkaas oo uu maamulka sameeyey waxaa kalin muhiim ah ku lahaa Wariiye Cali Muuse Cabdi Oo Xa runta Soo Gaarsiiyey aniga Biibto ahna inta ka howlbilaabay sidii aan u diyaarin lahaa inta ka hartay howshaa si uu u Hirgalo warkaas muhiim bushada u ahaa kaasoo ,waxaana la arkayey iyadoo la Bogaadinayo Xarunta wixii Wargeys ahaa ee Maalintaa wuu Qaaliyoobay dadkiina waliba way badsanayeen iya goo Koobiyeysanyey waayoo way Faraxsanayeen

iyagoo wadadda Xarunta Wareyska Marayeen iyagoo Bogga ku heysta Nuqul Wargeyska ka mid ah ina dabaaldagayeen soo dhaweynta Xuseen Ceydiid oo Hoteel Ramadaan ku la kul maayey Madaxweynahe Cali Mahdi Maxmed taasoom Maalintaa Qadkii Cagaarnaa laga qaa day iya doo isla shaqeyn dhexmarta 2da Qeybood ee Muqdishona la isu kala gudbay, loona duceeyey muqdisho Times iyo Bahdiisa

===

Wargeyskan farsamayaqaanada soo marayiyo kuwa wali ka howla gala waa:- Jabriil Maxa med Nuur Jabra,Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto}, Maxamed Ibraahin {Baksitaan},Cali Muxudd iin Cali Gaas, C/hi Maxamed Salaad {Dalle}, Najiib Cali Cumar, Daa’uud Maxamed Salaad, Na asir Cali Cumar,C/fitaax Maxamed Salaad Diyeeshe, iyadoo aysan ka mareyn farasmada iyo qoraalada Wargeyska qeybo ka mid ah inay ka shaqeyn jireen dadka sare ku xusan.

25ad

Oval: 25ad shaqaalah iyo maqaaliistayashii kaalinta ku lahaa waxaa ka mid ah: Aweys Xuseen Xas an {A.Shino} Sheekadiiqoraa sheeko,Cawil Daahir Salaad Qorahaa Sheekadii Mataankii qal biga , Ahu Cabdaal Nuuradiin Axmed Qore Sheekoodii Ani ga iyo Jaceyl, Maxamed Shiil Xasan, Qoraa Sare Saciid C/Salaan Qoraa Maqaalaad, C/risaaq Axmed Absuge {Wa ayeel} Faallo Qore,Xasan Maxamed Geseeyey, Maqaaliis te,Sacdiyo Sh.Axmed {VIP} qoraal sheekooyin, Falastiin Axmed Xaaji {PLO} qoraa sheeko Jaceyl ah, iyo Maqaalad 1,Alfannaan Bashiir Cali Xuseen Bogga Fanka iyo Suugaan ta,Mahad Caraboow Cali Riporteka Wargeyska,Aadan Sa alamin Faallo Qore, Maxamed Shiil Xasan,{Shiil}, Maxa med Cali Maxamuud {Madka}, qoraa sare, C/laahi Maxam ed Cumar {Mucjis},C/laahi Maxamuud Jiroow, riports, Cey diid Abuukar Sheekadii ROOMA, Barre Sh.C/hi {Bangaala deesh}:{Qoraa sheegadii Guumeystii Geel Baan},Aadan C/laahi Aadaamo Qore sheeko Gobeey Maxaa loo Guurs an waayey,Cali Maxamed Cismaan {C.Ameeriko}, Qoraa sheeko jaceyl ah,Muqtaar Nuur Maxamed {M.Lovy},qora sheeko,Badruddiin Sh.C/hi Maqa liste iyo diyariye barnaamij Qoro Qoraa Sare C/dir C/lle Nuur {Qalbi -Dahab} ayaa ah: {Naag Iyo Nasiib Raga Waa Ay Kaa Farxiyaan sheekada Socoto},C/qdir Maxamed Calasoow {Calas} Wariiye wararka u qaabilsan iyo Maqaalaadyada,Yaaquub C/laahi Guure Farsamayaqaan Iyo Qoraalada Wargeyskan, Safiyo Cali Sheekh {Safoon} Qoraa Bogga Caafimaadka,Fowsiyo Sh. Xasan Qoraa Bogga haweenka, Nimco Cali Cumar Qoraa Bogga ila Tali, La Yaab ka Adduun ka, Leylo Cali Saalax wararka,Farxiyo Cali Qaajo Maqalaadka Siyaasadda, Shukri Axmed Le yte {Shiimaa} Qoraalada Ra’yiga dadweynaha iyo Halxiraalaha,C/laahi Maxamed Xuseen {Ba arbe} howlaha adeegga wargeyska,Abshir Cali Warsame, {Shire},Aadann dheere, Sh.Xuseen Koofile Qoraa Sh. Cali Cumar,Sh. Maxamed Kulmiye Axmed,qoraalada Diiniyadda ayey ma shaa’ iiqdaasi qoryeen Md.Axmed C/lle Xadhuun {Axmed Shiine Alla a u naxariistee} masuul u qaabilsnaa wargeyskan xagga qalabka daabacaadda Stetionryga,Maxamuud M.Aadan {Ku urdo} oo isagan u qaabisanaa xagga waraaqaha iyo agabka wargeyska soo iibintiisa

Sidoo kale dhallinyarada wargeyska Iibgeysa oo uu ugu horeeyo C/qaadir C/lle Xaaji {Qa marjiga},Qaasin Axmed nucmaan, Saalax Axmed Numcaan, Maxamed Sh. Maxamed Aadan Oday Canashuur,Oday Makaraan Xasan Tooxoow alle ha u naxaristee,Yoonis iyo carruurtiisa, Cabdaalle Reer Xaaji, Nuur Xasan Gadaamoow, Cabdi Maxamed Sheekh, Xuseen Talyow, C/hi Cumar Muudeey,Cali Biyoow, Xuseen Daango,Huutuu, Maxamed Jaceeloow,Y. Xeyle Jimcaale, Muuse, Diimoow, Muuse Wit ik,Cabdi Geeseey, Shabeeloow, Axmedeey Sh. Cali,

Milkiilaha qeybaha ho rumarineed ee Wargeyskani ku tallaabsad ay inta uu shaqeynayey iyo dhibaatoyinka la soo gudbonaday. "maamulka Wargeyskani wuxuu sameeyey intuu Jiray Wargeyso ka farca may oo xarunta lagu daabacayey oo kala ah: Danjire Press oo Todo baadl kiiba 2-jeer soo bixi jiray Axad iyo khamiis, Xogwarran Press oo maalinkasta oo jimco soo bixij iray, Wargeys ku hadla codka haweenka Ururka haweenka suxuufiyiinta Soomaaliyeed {SOW PA Press} la yir aahdo,Wargeyska faalooda diiniyadda oo la yir aahdo Al-Shareeca Al Islaamiy ah,sidoo kale Wargeysk Arrimaha Bulshada ka Faalooda oo la yiraahdo {Dawo Jaceyl Tifaftire ka tahay Nuurto Cali cumar,} Sidoo Kale Wargeyska Faalooda Dhinaca Ciyaarah Oo La Yira ah do MOGADISHU SPORTS uu Madaxa Wargeyska ka yahay Naasir Cali Cumar, Sidoo kale Wargeyska waxaa uu ka qeyb qaatay soo nooleynta isboortiga dalka iyadoo xaalad xun jirtay ayuu Aasaasay Nadiga Mogadishu Times oo ciyaaraha dalka laga Ciyaaro inta badan kooxo ciyaartooy ah ka sameeyey waliba guulo wax ku ool ah ka soo hooyey tartamada dala laga ci yaaro sida K.Cagta, K/Kolyaga Wiilashaa,waaweyn iyo junyerba lahaa K/K/Gacnata Hand-po llka, Kooxda K/ Miiska,Kooxda K/Teniska dhammaan waxaay ahaayeen kooxahaasi wiila sab abtoo xaalada gabar ku ciyaari kartay way yareyd waxaan abaabulay in gabdho isugu yimaa daan tartanada kuwaasoo uu qeyb ku lahaa Maamulka Wargeyska oo garoonka wish ee k/kol eyga Ex- Lughilo dayactir gaana aanu sameynay si tartamada isboortiga loo dhiirrigeliyo da’ya rta jecel maadaama dalka uu ku jiray dagaallo sokeeyo oo faraha looga gubt ay 1998dii il aa 2001-dii ayaanna adiga Wargeyska Mogadishu Times Tartamada ka qeyb qaadanayeen iy ago hantay Koobaba kala ah Jeneraal Daa’.uud 2000 kooxda hanatay, kuwa Munaasabahda iyo waliba Ciyaaro Saaxibqeybo kala duwan ee Sbort-iga Soomaaliya ku tartamaan Naadiga Wargeyska Mogadishu Times oo dhameystiran Sanad kii 1998dii ilaa 2001dii ayuu jiray wax aan uu soo Hooyey guulo la taaban karo waxaan kooxda k/koleyga wiilasha ay qaadeen koo bka Jeneraal Da’uud, Wiilasha k/miiska wax aay kaalinta 2aad ka galeen tartan ka Jen,, Daa’u ud,wiilasha k/gacanta ka alinta 2 aan ku guuleysanay Gobol ka Sh/Dhexe Tartan k/kolyga ee wiilsha .iyadoo tartamada ay ka kala galeen kaali maha kala ah wiilsha teenis ka kaalinta 2aad kooxda k/gacta sarea Cda ay ka galeen kaallinta 3aad waxaan ugu ma had celinayaa dadaal kooda wax qabad waxa an macallimi inta Naadiga Mogadishu Times iyo MacaalInka K/Cagta Axmadeey Hilowle, iyo Macallinka k/kolayga Macallin Saacid Baariyoow iyo Macallimiinta kale ee qeyb aha kala duwan Axmed Cali, Anwar, Shiino iyo guud ahaanba dhallinyaradii guulaha as soo hooyeen waxaana leenahay nagula ciida sannad wanaag Guurada 25aad ee Warges ka san nabad ah alla ha inooga dhigo sanadaha danbena alle ha inagu gaarsiiyo nabad iyo nolol taam ah insha allaah”

Waxaa sidoo kale u mahad celi nayaa xilliyadii adkaa ee dagaala da dalka ka dhacayeen ee 2006 il aa 2012 dii xigaa oo aha midka u gu adag ee ina soo maray ka dib markii qalabkii iyo dee gaanadii aan ku howl geli jirnay ay noqdeen kuwa laga barakaco dadkii nagu saaciday goob aha aan ku howl galeynay wax aana kala ahaayeen

====

dadkii nagu saaciday goobaha aan ku howlgaleynay waxaana kala ahaayeen Qaasin Xuseen Jimcaale oo muddo gabaan aan ka helaya goob KMG ah, 2 Ing. Maxamed Cali Nuur oo mu ddo 2 Bilood ah aan ka helnay Xafiis kaamil ah, 3 Cabdikariin Muxuddiin Cadoow iyo Sahro Maxamuud oo aan kahelnay dhowr bilood Xafiis kaamil ah, iyo Xasan Maxamed Jimcaale {Ge es Diir} iyo Xaaskiisa Hibo Maxamed Faarax oo dhowr sano nagu saacideen xafiis iyo waliba deegaan Rigli ah, Fowsiyo Sh.Xasan, C/qadir Sh. Xasan iyo waliba Maxamed Sh.Xasan oo iy agana qeyb ku lahaa Saacidaadda Wargeyska Xagga Qalabka iyo Xafidaadoodaba, Cabdi Ca li Xasan Yuubaane, iyo Xaskiisa Shiino Axmed Rooble oo iyaga gacan aan la iloobi Karin na gu siiyeen inaan markastaab howlaha Wargeyska iyo waliba midda guud waxa an leenahay Alle ha idinka ajar siiyo Maamulka Wargeyska wuxuu leeyahay Dhammaan dadkii xilligii ad kaa nagu siiyey Gacanta Wargeyskaan waxaan Abaalkiina ku Gudo ma heli karno Laakiin waan idin sheeh-sheegaynaa kaliya Alle ha Idiiin Abaal Gudo waxaana dhammaan intii gac anta Igu siisay oo dhan leehaya Axsantu Jisaa kallahi Alle ha idiin jiseeyo walaao jira saaxiibbayaal.

Waxaana sidoo kale xusid mudan qoraa sare Amiin Yuusuf Qasaaro Ciise Faarax,Saciid C/Salaan,Axmed Maxamuud Dhicisoow, Maxamed Ibraahin Macllimuu,Faarax Cumar Nuur, Cismaan Maxamuud Niino,Maareyaha WMQ. C/qaadir Maxamuud Juun, Malyun Sh.Xeydar, Ururka {WOMDU} Shariif Macallin Maxamuud, Muuse M.Cismaan,C/dir M.Calsoow Calas, Nu ur Maxamed Nuur N/Qamadi, Sh. Xasan, dhammaan dadkdaasi oo ugu dhirigeliya marksta inaan howlah sii wato iyagoo dadaalka iyo dhibkaa an u galo igala xanuunsado , sidoo kale He y’ adda Adra Saacid aadbaan ugu mahad celinayaa dhibaatooyin ka la iigeysanayey oo ay iga difacday mar naIagu weeray gaarigaa Anig oo ah Biibto, Nasro Cali Cumar xuseen Cagafeey dhaawac culus lagu gaarsiiye iyo waliba Tifaaftiraha Wargeyska Md. Maxamuud Axmed Xas an {Xurshe} oo dhaawacyo fududi soo gareen waxayna aheyd 30-kii Juun 1996-dii Maalin Jimco 7 Saac Duhurnimo ay aheyd 3 Rag ah waddada inoo galeen Tacshiiradna na huwiyeen kuwaasoo Dhimasho inooga tagay hase yeeshee alle Dile ayaa dhinta waxan inaga soo gaa ray alle mahadiis Ciidamada Heyadda ADRASAACID oo inaga dabxiray nagana eryeen dable eydi iyagoo isbitaalka dhaawaceen gaarsiiyen .

Marnaba ma iloobi doono gar-gaarkii Heyaddaasi inoo fidisay gurmad waxaan leeyahay al la ha idiin jaseeye,sidoo kale Xaaji Muxuddin Yuusuf,Cismaan Xuseen Axmed {waryeen}, Wax ana sidoo kale macaamiisha wargeyskaan uu muddad uu jiray u soo qabtay howlaha kala du wan ee adegyadoo waxaan leenahay walaalayaal nagula ciida sanadka 25aad ee xuska warg eyskaan waana idinkaga mahad celinayaa Macamilnimada joogtada ah een leenahay Waxana Maamulka ay u soo jeedisay heyadaha iyo shirkadaha kale ee aan wali macaamilka la yeelani nay dadaalkooda wax qabad ama baahineed aan diyaar u nahay iyagana gacan inagu siiyaan sidii ay sida Wargeysyada Dalka ka jira oo kale aan dhankeena uga ad eegilaheyn waxaana diyaar u nahay inaan ku soo dhaweyno Wargeyskaani anagoo u sheegeyna inuu yahay mid weyn oo muddadaas fog jiro haddana Gabar Somaliyed ay leedahay taasoo u baahan in gar ab lagu siiyo waayo waxaa ay tahay mid ku shaqeysa xaalad xun iyo dalka oo dhibaato ku jira waliba dusha u ridatay inay macaamiishiisa ku taxan Akhrinta iyo Adeegsigana aanay marna ka baaqan Nuquladiisa alle ayaa Mahad leh intii gacan inagu siisayna waan u mahad celinay naa inaan iyana soo dhaweyno oo ay ka mid noqdaan Macaamiisheena Gacmo furan ayaan ku soo dhaweyneyna ayey tiri Maama Biibto

Dhanka kalena Maamam Biibto ayaa sheegtay una rajeysay dhammaan bahda Wargeyska Mogadishu Times Daily NewsPaper iyo Taagrayaashaba in sanadkaan kiisa kale ay ku gaar aan Na bad iyo Baraare Dhammaan Qoraalada Munaasbada ayaa waxaa ay yihiin ku wainta badan ay ka dhax Muuqdaan dadkii waxgalka u ahaa Wargeyskaan iyo kuwa Saacid ay intaba sanad Guura da 22 Sano oo shaqada Wargeska Qaasatan socotay iyo 3 sano oo agab iyo isu di yaarin guud ee xag maamul iyo xaq shaqaale wali bana xaruumo di yaar in lagu jir ay shal ayn ay inoo tahay inagoo nabad qabna aan xusno 25 Sano oo Howl guud ee xagga Maamul ka u soo galay howlaha Wargeyskaan sanadkaankiisa kale ayaa alle ka baryeynaa inaan Nab ad kuwada gaarno intii dhimatayna alle ha u Naxariisyo intii dhaawacantayn alle ha Bogsiiyo oo Dal iyo Diba meelkasta oo ay ku sugan yhiihi sidoo kalena inta cusub ee inu soo biirey sana soo dhawaada ayaan leenahay,waxaana ka Cudur daaranayaa inta uu wareyska socda wixii farsamo xummo ahaa ee lagu arkay inay raali inagaga noqdaan maadaama aanu nahay Aadmi Qaladna uu inaga dhaci karo Ma Qaldame Waa Allaah waxa aan ku shaqeyneyno waa Aalad Cilladobi karta,qasatan Maalamhaan Cillad ayaa naheysta waan ka Cudur daaraney naa insha allaah alle waxaan ka rajeyneynaa inaan cillada ka baxno mar kale alle ayaa Mah ad leh Guuleysta tiri iyadoo ku soo gunaanaday shiribkaan ay tirisay Maama Biibto waan kan:-

SHIRIB

{MUQDISHO TIMES WOW MUHIIM}

Magaca Magaaladeyna Guud Muqdisho Times Wow Muhiin,

Maamul jiraya ma’wi geyn Muqdisha Times Wow Muhiim

Inta Muftiya Miirqabkaa Muqdisha Times wow muhiim

Maata dayacan meel u yeel Muqdisho Tims Wow Muhiin

Macluumaad Run ah Meerintiis Muqdisha Timesaa taqaan

Muqdisha Times Waa Musbaax inta Kalow ka muuqayaa

Muqdisha Times muuqahaay Meel fiican alla haku mariyee.

Muddaad Jirtaye Marxbeyn Ummada Way kugu Maamuseen

Meel Wacan Gaare Muqdishaay oo Mowlaheynana kuu maciinka

AamiinDhammaad Dhammaad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip