Update: 25 Xul Ee ilaa Haatan Sida Buuxda Ugu Soo Baxay Koobka Adduunka Russia 2018

0
Sunday November 12, 2017 - 07:22:31 in Wararka by
  • Visits: 614
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Update: 25 Xul Ee ilaa Haatan Sida Buuxda Ugu Soo Baxay Koobka Adduunka Russia 2018

    Xulalka Morocco Iyo Tunisia ayaa u soo baxay koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay Group-yadooda kaga soo bexeen kaalmaha 1-aad. Labadan xul ayaa buuxinaya xulalka Africa u matali doona koobka adduunka kadib markii ay horay u soo bexeen xulal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulalka Morocco Iyo Tunisia ayaa u soo baxay koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay Group-yadooda kaga soo bexeen kaalmaha 1-aad. Labadan xul ayaa buuxinaya xulalka Africa u matali doona koobka adduunka kadib markii ay horay u soo bexeen xulalka masar,Nigeria iyo Senegal.

Waxa sidoo kale koobka adduunka si Rasmi ah ugu soo baxayay xulal badan halka kaliya haatan la sugayo xulal yar kuwaas oo ciyaaraya kulamo Play off ah si ay ugu soo baxaan koobka adduunka.
Hadaba waxa aanu halkan kuugu soo gubin doonaa xulalka ilaa haatan sida Rasmiga ah ugu soo baxay koobka adduunka:
Halkan Hoose Kaga Bogo Liiska oo dhamaystiran:
Yurub: Russia,Germany,Spain,Belguim,England,Poland,Portugal, Iceland,Serbai, Frnace.

Asiya: Saudi Arabia,Iran,South Korea
Waqooyiga Ameerika: Mexico,Panama,Costa Rica
Koonfurta Ameerika: Brazil,Uruguay,Colombia, Aregntine
Africa: Masar,Nigeria, Senegal.Morocco,Tunisia



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip