BAAFIN DUKUMIINTI DHULEED OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

0
Wednesday November 08, 2017 - 10:35:56 in Wararka by
  • Visits: 1438
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAFIN DUKUMIINTI DHULEED OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

    Anigoo ah Sokoreey Axmed Yuusuf ahna Soomaali,Degganna Xamar Gaar Ahaan Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho waxaan ku wargelnayaa dadweynaha ku nool M/Muqdisho inuu Dukumiinti Dhuleed uu iga lumay oo aan Baafinayo sidoo kale Sokoreey Axmed Yuusuf a

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah Sokoreey Axmed Yuusuf ahna Soomaali,Degganna Xamar Gaar Ahaan Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho waxaan ku wargelnayaa dadweynaha ku nool M/Muqdisho inuu Dukumiinti Dhuleed uu iga lumay oo aan Baafinayo sidoo kale Sokoreey Axmed Yuusuf ayaa waxay si xushamad iyo Qaddarini ay ku jir to ugu Codsaneysaa Cid kasta oo Argta Dukumiinti Dhuleed oo Lumay ahna midka la Baafinayo

 kaasoo ay sheegtay ay Sokoreey Axmed Yuusuf ay leedahay Milkiyadiisa, kaa oo ka lumay Maalintii Axadda oo ay Taariikhu aheyd 4-ta Novembar 2017-iyadoo sheegtay in ay ugu dhex tagtay Gaari BL, Caasi ah oo u Rarnaa Ceel Xirka Dheere ee Duleedka M/Muqdisho, ayna Tabtay Goor Danbe.

Haddaba Sokoreey Axmed Yuusuf oo ah Milkiilaha Dukumiintiga la Baafinayo ay ka Codsaneynsaa

CID ALLE CIDDII ARAGTA AMA MEEL KU SHEEGI KARTA DUKUMIINTIGAASI DHULKA INAY KALA SOO XIRIIRAAN DADKA HOOS KU QORAN:-

1-Sokoreey Axmed Yuusuf oo laga helo Dukaanka Suuqa Caanaha ee Degmada Kaaraan Teleefoonka No:-0615639282.

2-Xuseen Cali {Makaanin Biijii} oo laga helo SOS Telefoonka, No:- 0615931853

3-Maxamed Tooxoow oo la Helo Sanca,Teleefoonka,No:-0615181383,

4-Nootaayada C/rashiid ee SANCA {JIIHAA}, laha helo Teleefoon No:-0615504433.

Fiiro Gaar ah:-Haaddaba Cid alle Ciddii keenta Dukumiintigaas Dhul ee la Baafinaayo waxaa loo Ball an Qaadayaa Abaalmarin uu ku Farxo in la siin doono insha allaah



Wabilaahi Towfiiq


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip