Wenger Oo Dhulka Ku Jiiday Xidigaha Arsenal Ka Dib Markii Uu Amaanay Dayarkii Xalay Fakiyay

0
Wednesday October 25, 2017 - 10:59:13 in Wararka by
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wenger Oo Dhulka Ku Jiiday Xidigaha Arsenal Ka Dib Markii Uu Amaanay Dayarkii Xalay Fakiyay

    Tababaraha Arsenal, lee Arsena Wenger, ayaa wuxuu ammaanay laacibkii xalay usoo saaray Tartanka League Cup—ka, ee dalka Ingiriiska, kasoo ka dhacayay garoonka ay ku dheesho Gunners-ka, ee ku yaala Woqoyga London.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha Arsenal, lee Arsena Wenger, ayaa wuxuu ammaanay laacibkii xalay usoo saaray Tartanka League Cup—ka, ee dalka Ingiriiska, kasoo ka dhacayay garoonka ay ku dheesho Gunners-ka, ee ku yaala Woqoyga London.

Kulankaas ayaa waxay kusoo badisay Arsenal, 2-1, waxaana labada gool ay ka heshay Da’yarka Kursiga Keydka kasoo kacay ee lagu magacaabo Eddie Nketiah, kaasoo guul soo labasho leh gaarsiiyay Gunners-ka.

Eddie Nketiah

Hadaba, markuu kulanka soo dhamaaday ayaa waxaanan ka daalin inuu amaano wiilkaan Maamulaha Faransiiska, udhashay ee Arsena Wenger, kaasoo xidigana ku tilmaamay in uusan noociisa oo kale, uusan horey u arag.

"Waxaan filayaa in uu ahaa kulan ciyaareed cajiib ah, saameynta uu lasoo baxay Nketiah, wali ima soo marin, nooceeda oo kale, dabcan, waxaan ku faraxsanahay guushaan,” ayuu Wenger ciyaarta kadib usheegay Jaraa’id-ka.

"Waad aragtaa waxa uu sameeyay iyo awooda oo soo bandhigay, waxaan u baahan nahay dhowr ciyaaryahano oo sidaan oo kale,” ayuu Wenger, usii sheegay Saxaafada xili la weydiiyay su’aal ku saabsan wiilkaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip