Leo & Cr7 Oo Isaga Jawaabay, Cida Ah Kan Ugu Fiican Aduunka Xili Ay Si Qarsoodi Ah Ay U Kulmeen

0
Wednesday October 25, 2017 - 10:56:06 in Wararka by
  • Visits: 584
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Leo & Cr7 Oo Isaga Jawaabay, Cida Ah Kan Ugu Fiican Aduunka Xili Ay Si Qarsoodi Ah Ay U Kulmeen

    Xidiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu mar kale ku guuleystay abaalmarinta xidiga aduunka ugu fiican, waxaana uu ku garacay wiilka Barcelona ee Messi, kaasoo kaalinta labaad kasoo galay Biladaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xidiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu mar kale ku guuleystay abaalmarinta xidiga aduunka ugu fiican, waxaana uu ku garacay wiilka Barcelona ee Messi, kaasoo kaalinta labaad kasoo galay Biladaan.

Xaflada lagu bixinayay Jaa’izadaan ayaa waxaa Goobjoog ahaa laacibiin hore, kuwa haatan dheela iyo marti sharaf kale, oo tiro badan, waxaana markii ay soo dhamaatay Xaflada wada sheekeystay Ronaldo iyo Messi.

Sida uu sheegayo saxafiga caanka ah ee lagu magacaabo Eduardo Inda, labadaan wiil ayaa yeeshay kulan qaas ah, kaasoo aysan soo qaban warbaahinta ama aysan kasoo muuqan shaashada caalamka.



Inda ayaa sheegaya in Messi uu usheegay Ronaldo inuu isaga ahaa midkii u qalmay inuu qaato Abaalmarintana, islamarkaana uu ku yiri Leo, dhigiisa Cr7 Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo

Sidoo kale, Inda ayaa wuxuu sii raaciyay hadalkiisa in Ronaldo uu isana ku yiri: "Adigaba waad iga fiicneed, waxaana u qalantay inaad ku guuleysto abaalmarintaan, waxaan ku lee yahay Hambalyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip