Manchester United oo laga badiyey kulan Taariikhi ah Sawirro

0
Sunday October 22, 2017 - 09:59:45 in Sports News by
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Manchester United oo laga badiyey kulan Taariikhi ah Sawirro

    Kooxda kubada Cagta Huddersfield oo ka mid ah kooxaha dhawaan soo dalacay ayaa Guuldaradii koowaad ee Xiligaan dhabarka u Saarisay kooxda Manchester United kadib markii ay kaga badiyeen 2-1.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada Cagta Huddersfield oo ka mid ah kooxaha dhawaan soo dalacay ayaa Guuldaradii koowaad ee Xiligaan dhabarka u Saarisay kooxda Manchester United kadib markii ay kaga badiyeen 2-1.

Kulankaan oo lagu dheeley Garoonka John Smith’s Stadium ayaa ahaa mid laga yaabsaday Jose Mourinho waxaana Markii ay dhamaatay Cayaartaan uu qirtay Hogaamiyaha Man United in ay badisay kooxdii fiicneyd.

Guuldarada soo gaartay Manchester United ayaa loo aaneynayaa dhibaato dhanka dhaawacyada ah oo haysta kadib markii dhaawac looga saaray kulankaan oo socda daafaca dalka England ee Phil Jones kaas oo lagu badalay Victor Lindelof kaas oo lahaa qaladka Goolka labaad ee laga dhaliyey Man United.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip