Qiimeynta Ciyaartoyda Barca Kulankii Malaga: Kumuu Ahaa Xidiga Garoonka Iyo Kii Ugu Xumaa?

0
Sunday October 22, 2017 - 09:36:07 in Sports News by
  • Visits: 579
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimeynta Ciyaartoyda Barca Kulankii Malaga: Kumuu Ahaa Xidiga Garoonka Iyo Kii Ugu Xumaa?

    Camaaliqada Horyaalka La Liga, ayaa waxay xalayto ay kaga soo badisay Naadiga Malaga 2-0, kadib markii ay kusoo dhaweysay garookeeda Camp Nou, wuxuuna kulankaan uu ahaa mid ay kooxhuhu bandhig fiican ay sameeyeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Camaaliqada Horyaalka La Liga, ayaa waxay xalayto ay kaga soo badisay Naadiga Malaga 2-0, kadib markii ay kusoo dhaweysay garookeeda Camp Nou, wuxuuna kulankaan uu ahaa mid ay kooxhuhu bandhig fiican ay sameeyeen.

Barca ayaa waxay goolasha ay ka kala heshay Wiilkeeda afka hore ee garabka kaga dheela ee Deulofue, kaasoo dhaliyay goolkii ugu horeeyay ee ciyaartaan, waxanaa uu yimid daqiiqadii 2aad qeybtii koowaad ee ciyaartaan.

Sidoo kale, waxaa Barcelona u saxiixay goolka labaad, ciyaaryahanka dhaxda kaga dheela ee Andres Iniesta, wuxuuna yimid goolkiisa qeybtii labaad ee ciyaartan, waxaana ay muhiim u ahayd guushaan Hogaamiyaasha La Liga.

Hadaba, taageerayaasha Blaugrana, ayaa waxay u codeeyeen shaqsigii uu ahaa laacibkii uu fiicnaa garoonka waxaana ay codadkooda inta ugu badan ay ugu shubeen ama helay goolhaye Marc Adere Ter Stergan.

Sidoo kale, Jamaahiirta Barca ayaa waxay ugu shubeen codka inuu ahaa kii ugu xumaa laacibka lagu magcaabo Alcara, kaasoo kaliya taabtay kubada ama banooniga shan jeer shan daqiiqo oo uu ku jiray ciyaartaas.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip