Ciyaaryahan David Luiz oo si murugo iyo dareen leh uga hadlay Qaraxii dhawaan ka dhacay Isgoyska Zope.

0
Wednesday October 18, 2017 - 10:44:25 in Wararka by
  • Visits: 637
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahan David Luiz oo si murugo iyo dareen leh uga hadlay Qaraxii dhawaan ka dhacay Isgoyska Zope.

    Ciyaaryahan David Luiz oo ah laacib dhalashadiisu ay tahay Brazil dhinaca Daafacana ugu Ciyaara Kooxda Chelsea ee ka dhisan Britain ayaa soo jiitay quluubta taageerayaasha kubada cagta, kadib markii uu bogiisa rasmiga ah ee Twitter uu soo dhigay fari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahan David Luiz oo ah laacib dhalashadiisu ay tahay Brazil dhinaca Daafacana ugu Ciyaara Kooxda Chelsea ee ka dhisan Britain ayaa soo jiitay quluubta taageerayaasha kubada cagta, kadib markii uu bogiisa rasmiga ah ee Twitter uu soo dhigay fariin uu uga murugoonayo xasuuqii dhowr maalmood ka hor ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ku nafwaayeen in ka badan 300 ruux, tiro intaas ka badana ay ku dhaawacmeyn.

Bogiisa Tiwtter ayuu ku soo qoray Daafaca reer Brazil: "Waa wax laga naxo oo qalbi jab ah quluubteena waxaan siinay Somaliaā€¯ waxaana ka muuqday dareen iyo Murugo Xanuun badan oo ka dhalatay Xasuuqii ka dhacay Muqdisho.

 

Dhanka kale Taageerayaal badan oo Soomaaliyeed ayaa uga mahadceliyay xiddiga reer Brazil sida dareenka leh ee uu uga hadlay musiibadii ka dhacay Muqdisho, waxaana soo qaadanay qaar ka mid ah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip