Cr7 & Leo Oo Xulalkooda U Saaray Koobka Aduunka Ee 2018-ka Iyo 2 Arin Oo Laga Bartay

0
Wednesday October 11, 2017 - 10:48:35 in Sports News by
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cr7 & Leo Oo Xulalkooda U Saaray Koobka Aduunka Ee 2018-ka Iyo 2 Arin Oo Laga Bartay

    Wiilasha Kala ah, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, ayaa waxay u saareen Xulalkooda Koobka aduunka ee 2018-ka, kaasoo lagu qaban doono dalka Ruushka, iyadoona ay kasoo qeybgeli doonaan, dhamaan xulalka koowaad ee caalamka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilasha Kala ah, Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi, ayaa waxay u saareen Xulalkooda Koobka aduunka ee 2018-ka, kaasoo lagu qaban doono dalka Ruushka, iyadoona ay kasoo qeybgeli doonaan, dhamaan xulalka koowaad ee caalamka.

Labadaan ciyaaryahan ayaa booskooda Koobka aduunka, waxaa saarnaa Calaamad su’aal weyn, kadib markii aysan keensan natiijo fiican, waxaana ay ugu dambeyntii ay guul ay gaarsiiyeen qarankooda.

Portugal, ayaa waxay la dheeshay Switzerland, iyadoona ugu soo awood sheegatay goolal gaaraya 2-0, waxaana ciyaartaas aanan bandhiga goolasha kasoo muuqan Ronaldo, inkastoo uu shaqo fiican ka qabtay garoonka.

Sheekada laga bartay ciyaartaan iyo guusha Portugal, ayaa waxay tahay in Cr7 uu dheeli doono markiisii afaraad koobka aduunka, waxaana ay utahay wax fiican, inuu kasoo muuqdo Koobkaan, oo ah mid aad loo jecelyahay.

Dhanka Lionel Messi ayaa wuxuu xalay sameeyay wax aanan caadi ahayn, taasoo ahayd inuu sedex ugu shubay dalka Ecuador, waxaana uu ciyaartaa kusoo dhamaatay, sidaas, iyadoona ay guul gaareen Argentina.

Arinta laga bartay kulankaan ayaa waxay ahayd inay meesha ay ka baxayso dheleeceyimihii loo jeecinaya wiilkaan, ee ahaa in uusan ahayn laacib qaran balse uu yahay mid kooxeed, isagoona muujiyay xalay arintaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip