Xasan Shiikh:-Dhacdooyinka Dalka Ka Dhacaya Waxaa Ka Weyn Dowladnimada",+Dhageyso

0
Wednesday September 06, 2017 - 12:18:34 in Wararka by
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xasan Shiikh:-Dhacdooyinka Dalka Ka Dhacaya Waxaa Ka Weyn Dowladnimada",+Dhageyso

    Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliyeed in ay taageeraan Dowladooda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo ka hadlayay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dalka ka dhacay ayaa ugu baaqay shacabka Soomaliyeed in ay taageeraan Dowladooda.

Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaliya ay haatan haysato dowladda la tartami karto dowladaha afrika kuwooda horumarsan islamarkaana shacabka Soomaliya loogu baahan yahay in aysan dowladooda isaga burburin waxyaabo ka dhaca gudaha dalka oo madaxda dowladda Soomaliya ay xalin karaan.

"Shacabka Soomaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay ka faaideystaan fursadda haatan jirta islamarkaana la taageero Dowladda Cusub, dalkeena meel fiican buu ka yimid, hadana meel fiican buu u socdaa,waxaan ilaahey ka baryaynaa in dalkeena uu noqdo mid barwaaqo ah islamarkaana guulo ku tilaabsadoā€¯, ayuu yiri Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

Sidoo kale Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in uu la socdo dhibaatooyinka xasaasiga ah ee dalka ka dhacayay mudooyinkii dambe balse wax walba ay ka weyn tahay Dowladnimada Soomaliya.

Audio Player



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip