WAXA KA CUSUB QAADASHADA COUTINHO, U GAARSIGA DYBALA, XAALKA DI MARIA & WARARKII UGU DAMBEEYAY EE BARCA

0
Thursday August 31, 2017 - 12:09:02 in Sports News by
  • Visits: 707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAXA KA CUSUB QAADASHADA COUTINHO, U GAARSIGA DYBALA, XAALKA DI MARIA & WARARKII UGU DAMBEEYAY EE BARCA

    CAMAALIQA DALKA DALKA SPAIN AYAA WAXAY SUUQA KALA IIBSIGAAN OO XERMI DOONO CAAWA AY KA DOONEYSAA XIDDIGO WAA WEYN KUWAASOO AY IS LEE DAHAY WAX BEDAL FIICAN UNOQON KARAA XIDDIGEEDA NEYMAR, KAASOO NAADIGAAN KAGA BIIRAY PSG, XILLI LAGU IIBSADAY ADUUN DH

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

CAMAALIQA DALKA DALKA SPAIN AYAA WAXAY SUUQA KALA IIBSIGAAN OO XERMI DOONO CAAWA AY KA DOONEYSAA XIDDIGO WAA WEYN KUWAASOO AY IS LEE DAHAY WAX BEDAL FIICAN UNOQON KARAA XIDDIGEEDA NEYMAR, KAASOO NAADIGAAN KAGA BIIRAY PSG, XILLI LAGU IIBSADAY ADUUN DHAN 222 MALYUUN.

BARCA AYAA WAXAY SUUQA KA DOONEYSAA SEDAX XIDDIGOOD, KUWAASOO KALA AH COUTINHO, OO UCIYAARA NAADIGA LIVERPOOL, ANGLE FABIO DI MARIA OO PSG, OO FARANSIISKA KA DHISAN IYO SIDOO KALE DYBALA OO KA TIRSAN KOOXDA TALYAANIGA KA TIRSAN EE JUVENTUS.

Tirinta daqiiqadaihii ugu dambeysay ee Suuqa kala iibsiga ayaa bilaabaneysa iyadoona uu Barcelona, waqtiga kasii dhamanayo ayaa waxay dooneysaa inay hesho midkood xiddigahaan ama dhamaantooda, iyadoona Tusamadaan aan kusoo koobin doono wax waliba.

Image result for Coutinho

Coutinho ayaa wuxuu xaalkiisu yahay mid wali aan kala cadeen walow la baahiyay inuu dhacay heshiika, hadana, waxaa la sheegayaa Reds iyo Blaugrana aysan wali si dhaba ah ugu dhawaaqin heshiikiisaas, waxaase warbaahintu qoreysaa inuu imaan karo daqiiqadaha soo aadan.

Dhankiisa Angel Fabio Di Maria ayaa waxaa isana la sheegayaa sheekadiisu ay lamid tahay tan iyo Coutinho, waxaana mida ugu daran tahay Paul Dybala, kaasoo ay adag tahay in laga soo fara furuujiyo Juventus, waxaase la filan karaa saacadaha soo aadan wax waliba




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip