Madaxweyne Farmaajo oo galabta u damaashaad tagay Xeebta Liido ( Daawo:-Vidio iyo Sawirro)

0
Wednesday August 30, 2017 - 11:26:25 in Wararka by
  • Visits: 1877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo galabta u damaashaad tagay Xeebta Liido ( Daawo:-Vidio iyo Sawirro)

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta lagu arkay Xeebta Liido, halkaasoo kormeer lama filaan ah ku tagay, iyadoo markii u horeysay ay heyd oo uu Madaxweynaha tago goobaha dadka isugu yimaadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa galabta lagu arkay Xeebta Liido, halkaasoo kormeer lama filaan ah ku tagay, iyadoo markii u horeysay ay heyd oo uu Madaxweynaha tago goobaha dadka isugu yimaadaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ka qaxweeyay mid ka mid ah maqaayadaha ku yaala Xeebta Liido, halkaasoo uu kula sheekeystay dadkii fadhiyay.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa ku lugeeyay xeebta, waxaa uu la sheekeystay dhalinyaro xeebta ku damaashaadayay, kuwa kubad ku ciyaarayay, waxaana dadka qaar ay su’aalo weydiiyaan.

Madaxweynaha ayaa la kaftamayay dhalinyaro kubad ciyaareysay, waxaa in kooban kubadda ku baleejeeyay lugaha, isagoo ka yaabsaday dhalinyaradii kubadda ciyaareysay.

Farmaajo ayaa horay u soo noqday Garsoore kubadda cagta ah, waxaana uu dhalinyarada tusay inuu kubadda si wanaagsan u yaqaano.

 

DAAWO VIDIO:-

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip