Ka dib Barbardhicii Leicester LVG & Wiilashiisa Oo Kusoo Laabtay Old Trafford Kana Qeyb Galay Kulan Casho Ah Oo Ay Qaban Qaabisay UNICEF (+Sawiro)
Ka dib barbardhacii ay King Power Stadium kula soo galeen kooxda heerka sare mareysa ee Leicester City, Louis Van Gaal iyo wiilashiisa ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester waxeyna ka qeyb galeen kulan ay sanadkiiba mar qabato UNICEF, wuxuuna ahaaa kii 16-aad.
Dhamaan
xidigaha Manchester United ayaa kasoo qeyb galay waxeyna ahaayeen kuwo
xirnaa labis isku mid ah, xidig walbaahi xafladaan waxaa ku wehlisay
xaaskiisa/saaxiibtiis.
Kooxda shayaadiinta cas-cas waxey bahwadaag la tahay hay’adaan mudo 16-sano ah, waana xiriirkii ugu dheeraa oo ay yeeshaan ururka ciyaaraha iyo hay’adda samafalka caruurta.
Xafladan sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka fulinta kooxda Manchester United Ed Woodward.
DAAWO SAWIRADA:
Ka dib Barbardhicii Leicester LVG & Wiilashiisa Oo Kusoo Laabtay Old Trafford Kana Qeyb Galay Kulan Casho Ah Oo Ay Qaban Qaabisay UNICEF (+Sawiro)
Ka dib barbardhacii ay King Power Stadium kula soo galeen kooxda heerka sare mareysa ee Leicester City, Louis Van Gaal iyo wiilashiisa ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Manchester waxeyna ka qeyb galeen kulan ay sanadkiiba mar qabato UNICEF, wuxuuna