Ashley Young iyo Luke Shaw oo ku soo laabtay Garoomada kadib mudo dheer dhaawacyo uga maqnayeen

0
Wednesday August 23, 2017 - 10:27:40 in Sports News by
  • Visits: 629
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ashley Young iyo Luke Shaw oo ku soo laabtay Garoomada kadib mudo dheer dhaawacyo uga maqnayeen

    Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa hesho 2 Ciyaaryahan oo muhiim ah isla Markaana mudo dheer dhaawac uga maqnaa kuwaas lagu arkay Garoomada iyaga oo Ciyaaraya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa hesho 2 Ciyaaryahan oo muhiim ah isla Markaana mudo dheer dhaawac uga maqnaa kuwaas lagu arkay Garoomada iyaga oo Ciyaaraya.

Luke Shaw iyo Ashley Young oo u dhashay wadanka England ayaa u muuqda kuwo ka soo kabanaya dhaawac ay mudo dheer Garoomada uga maqnaayeen waxaana ay Ciyaareen Kulankii dhex maray kooxaha Manchester United iyo Swansea City gaar ahaan Ciyaartoyda da.ahaan ka hooseysa 23 ka Sano jirka,Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday in laacibiintan Luke Shaw iyo Ashley Young ay ka soo kabanayaan dhaawicii ay mudada kaga maqnaayeen kooxdiisa isla Markaana ay Goordhow ka mid noqon doonaan Ciyaartoyda koowaad ee uu ku doonayo Xiligaan in uu ku qaado koobab badanm oo qarada yurub.

Kulanka ay dheeleen labadaan xiddiga ee dhaawaca ka soo laabtay ayaa ku dhamaaday bareejo 1-1 ah Waxayna dheeleen min 70 daqiiqo taas oo muujineysa in ay Caafimaad ahaan  tamamyahiin.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip